• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 12, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Somaliland oo sheegtay in aqoonsi caalami ah soo dhow yahay

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
5 months ago
Reading Time: 2 mins read
Somaliland oo sheegtay in aqoonsi caalami ah soo dhow yahay
Share

Wararka24: Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in tallaabadii ay Israa’iil ku magacawday safiir u qaabilsan Somaliland ay fure u noqon karto aqoonsi caalami ah oo ay dalal kale siiyaan maamulkaasi.

Wasiirka Warfaafinta Somaliland, Barkhad Jaamac Batuun, ayaa sheegay in arrintan ay tahay guul taariikhi ah oo u soo hoyatay shacabka Somaliland, islamarkaana aan dib loo celin karin.

Wuxuu tilmaamay in maalmaha soo socda la filayo in dalal kale ay ku daydaan tallaabada Israa’iil, isla markaana ay aqoonsadaan Somaliland, isagoo arrintan ku sifeeyay “tusbax furmay” iyo “tareen dhaqaaqay”.

Dhanka kale, Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag uga hortimid tallaabadan, iyadoo ku tilmaantay xadgudub ka dhan ah madax-bannaanida iyo wadajirka dhuleed ee dalka.

Warsaxaafadeed ay soo saartay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in magacaabista safiirka Israa’iil ay jebinayso shuruucda caalamiga ah, islamarkaana aysan wax sharci ah ku fadhin.

Somaliland ayaa muddo ka badan 30 sano waday dadaallo ay ku raadinayso aqoonsi caalami ah, balse ilaa hadda ma helin aqoonsi rasmi ah oo ay ka hesho beesha caalamka.

Xiisaddan diblomaasiyadeed ayaa imaneysa xilli uu sii xoogeysanayo khilaafka u dhexeeya Muqdisho iyo Hargeysa ee la xiriira arrimaha madax-bannaanida iyo mustaqbalka siyaasadeed ee dalka.


Share

Recommended

Dowladda Federaalka

Wararka24: Dowladda Federaalka oo baaritaan ku billowday weerarkii Hotel Qaahira ee Beledweyne Kadib Shaki dhashay + Sawiro

1 year ago
Dagaalka Iiraan iyo Mareykanka oo mar kale dib u qarxi kara

Dagaalka Iiraan iyo Mareykanka oo mar kale dib u qarxi kara

4 months ago
Mareykanka oo xilka ka qaaday taliyihii ciidamada dhulka

Mareykanka oo xilka ka qaaday taliyihii ciidamada dhulka

5 months ago
Xasan Sheekh oo qaabilay wafdi sare oo ka socda Talyaaniga + sawiro

Xasan Sheekh oo qaabilay wafdi sare oo ka socda Talyaaniga + sawiro

2 months ago
Soomaaliya iyo Somaliland

Wadahadalladii DF Soomaaliya iyo Somaliland oo dib ufurmay! Maxa cusub?

1 year ago
Kiis la yaab leh oo ku saabsan saraakiil CIA ah oo lagu dilay Mexico

Kiis la yaab leh oo ku saabsan saraakiil CIA ah oo lagu dilay Mexico

5 months ago
Daawo: Odayaasha Hawiye oo ka jawaabay hadalkii Garaad Jaamac Garaad Cali

Daawo: Odayaasha Hawiye oo ka jawaabay hadalkii Garaad Jaamac Garaad Cali

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.