Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
Home Somalia

Puntland oo DF ku eedeysay duullaan siyaasadeed iyo mid amni

Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland Cabdi Xirsi Cali ayaa eedeymo culus u jeediyay Dowladda Federaalka Soomaaliya, isagoo sheegay inay waddo waxa uu ku tilmaamay duullaan siyaasadeed iyo mid amni oo ka dhan ah maamulka Puntland. Hadalkan ayaa kusoo aadaya…

Mohamed Amin Ali by Mohamed Amin Ali
April 14, 2026, 2:51 pm EAT
Reading Time: 2 mins read
Puntland oo DF ku eedeysay duullaan siyaasadeed iyo mid amni
Share

Kudar Wararka24 GoogleKa dhig Wararka24 il aad door bidayso Google si aad u aragto wararkayaga marka hore.

Wararka24: Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland Cabdi Xirsi Cali ayaa eedeymo culus u jeediyay Dowladda Federaalka Soomaaliya, isagoo sheegay inay waddo waxa uu ku tilmaamay duullaan siyaasadeed iyo mid amni oo ka dhan ah maamulka Puntland. Hadalkan ayaa kusoo aadaya xilli uu sii xoogeysanayo khilaafka u dhexeeya labada dhinac.

Wasiirka ayaa sheegay in Puntland ay si dhow ula socoto xaaladda guud ee dalka, gaar ahaan dhaqdhaqaaqyada siyaasadeed iyo kuwa amni. Wuxuu xusay in maamulkiisu uu qaaday tallaabooyin uu ku difaacayo dhulkiisa iyo nidaamkiisa dowladeed.

Cabdi Xirsi Cali ayaa tilmaamay in Puntland ay mar walba u taagneyd midnimada ummadda Soomaaliyeed iyo iskaashiga heer qaran. Si kastaba, wuxuu sheegay in rajadii laga qabay dowladda federaalka aysan rumoobin, isagoo eedda u weyn dusha u saaray Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Wuxuu intaas ku daray in Puntland ay muddo ka badan hal sano ku jirtay xaalado adag oo isugu jira dagaal iyo cadaadis siyaasadeed, isla markaana dowladda federaalka aysan bixin taageeradii laga sugayay. Arrintan ayuu ku tilmaamay mid saameyn ku yeelatay xasilloonida maamulka.

Sidoo kale, wasiirka ayaa sheegay in ay jiraan faragelin lagu wiiqayo nidaamka federaalka, taas oo uu xusay inay si gaar ah u saameyneyso wada shaqeynta dowlad goboleedyada. Wuxuu caddeeyay in Puntland ay qaadday jidka isku filnaanshaha.

Hadalka wasiirka ayaa kusoo aadaya xilli ay sii kordhayaan xiisadaha siyaasadeed ee u dhexeeya dowladda federaalka iyo qaar ka mid ah dowlad goboleedyada. Dowladda Federaalka ayaan weli ka hadlin eedeymaha loo jeediyay.


Share

Wararkii ugu dambeeyay

Daawo: Soomaaliya oo dhammaadka sannadkan soo saareysa baasaboor cusub

Daawo: Soomaaliya oo dhammaadka sannadkan soo saareysa baasaboor cusub

8 hours ago
Doorashada Israa’iil iyo Isbahaysi Cusub

Doorashada Israa’iil iyo Isbahaysi Cusub

8 hours ago
Ballidoogle oo laga hirgelinaayo xarun laga hago hawlgallada cirka

Ballidoogle oo laga hirgelinaayo xarun laga hago hawlgallada cirka

1 day ago
DAAWO: Itoobiya oo Ruushka ka heshay diyaaradaha Su-35

DAAWO: Itoobiya oo Ruushka ka heshay diyaaradaha Su-35

1 day ago
Muhoozi oo sheegay in la xiray darawalka Jeneraal Elwelu

Muhoozi oo sheegay in la xiray darawalka Jeneraal Elwelu

1 day ago
Farmaajo oo dalbaday baaritaan ku saabsan dagaalkii Jameeco

Farmaajo oo dalbaday baaritaan ku saabsan dagaalkii Jameeco

1 day ago
FBI-da oo raadinaysa nin Soomaali ah oo lala xiriiriyay dil ka dhacay Mareykanka

FBI-da oo raadinaysa nin Soomaali ah oo lala xiriiriyay dil ka dhacay Mareykanka

2 days ago
Soomaaliya oo markii ugu horreysay laga sameeyay qalliinka maqal-beerista

Soomaaliya oo markii ugu horreysay laga sameeyay qalliinka maqal-beerista

2 days ago
ADVERTISEMENT
wararka24

Wararka24 brings you the latest Somali news and perspectives on politics, society, sport and the world.

Stay informed. See the bigger picture.

Explore

Latest NewsSomaliaWorldAfricaSportsSociety

Wararka24

About UsContact UsEditorial PolicyPrivacy PolicyTerms & Conditions

  • About Us
  • Contact Us
  • Terms & Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
  • Kudar Wararka24 Google

© 2026 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir

© 2026 Wararka24. All Rights Reserved.

Wararka maanta Soomaaliya iyo caalamka

Wararka maanta Soomaaliya iyo caalamka

  1. 1Ku fur bogga Safari, kadib riix badhanka La wadaag ee hoose ee Safari.
  2. 2Hoos u dhaadhac, dooro Add to Home Screen
  3. 3Haddii uu muuqdo, daar Open as Web App, kadib riix Add. Wararka24 ayaa ka soo muuqan doona shaashaddaada.
  1. 1Waxaad ku jirtaa app kale (Facebook, WhatsApp, TikTok…).
  2. 2Riix ⋮ ama ··· ee geeska sare, kadib dooro Open in browser.
  3. 3Browser-ka marka uu furmo, riix badhanka Ku dar app-ka Wararka24.
  1. 1Riix ⋮ (saddexda dhibcood) ee browser-ka.
  2. 2Dooro Install app ama Add to Home screen.
  3. 3Xaqiiji. Wararka24 ayaa ku soo bixi doona shaashaddaada.

Mahadsanid! Wararka24 waxaa lagu daray taleefankaaga.