• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 12, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Caalamka

Mareykanka oo digniin ka bixiyay safarka Xajka sanadkan

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
5 months ago
Reading Time: 2 mins read
Mareykanka oo digniin ka bixiyay safarka Xajka sanadkan
Share

Wararka24: Safaaradda Mareykanka ee dalka Sacuudi Carabiya ayaa kula talisay muwaadiniinteeda inay dib u eegaan qorshahooda ku aaddan gudashada Xajka sanadkan.

Digniintan ayaa lagu saleeyay xaaladda amni ee sii xumaaneysa ee gobolka iyo hakadka safarrada ee mararka qaar dhacaya.

Safaaradda ayaa sheegtay in dadka doonaya inay galaan magaalada Makka laga bilaabo 18-ka Abriil laga rabo oggolaansho rasmi ah oo Xajka ah ama aqoonsi degenaansho oo Makka laga bixiyay.

Waxaa sidoo kale la faray dadka haysta fiisooyin kale inay ka baxaan magaalada Makka ka hor taariikhdaas.

Mas’uuliyiinta Mareykanka ayaa muwaadiniintooda ugu baaqay inay si guud u qiimeeyaan safarrada ay ku tagayaan Sacuudi Carabiya.

Xiisadaha gobolka ayaa sii kordhay tan iyo markii uu qarxay dagaalka u dhexeeya Iiraan iyo xulafada Mareykanka, kaas oo saameyn ku yeeshay amniga iyo duulimaadyada.

Weerarro isdaba joog ah oo ka dhacay dalal dhowr ah ayaa sababay khasaare iyo carqaladeyn ku timid isu socodka hawada iyo dhaqaalaha.

Digniintan ayaa kusoo aadeysa xilli dhawaan lagu dhawaaqay xabad joojin ku meel gaar ah oo la xiriirta colaadda ka taagan gobolka.


Share

Recommended

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

5 months ago
Cabdikariin Cali Shaah

Fannaanka Cabdikariin Cali Shaah oo xorriyaddiisa dib u helay?

12 months ago
Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

4 months ago
Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

7 months ago
Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

3 months ago
Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

1 year ago
Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.