• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 12, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Danab oo howlgal ka fuliyay deegaan u dhow Jilib

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
5 months ago
Reading Time: 2 mins read
Danab oo howlgal ka fuliyay deegaan u dhow Jilib
Share

Wararka24: Ciidanka gaarka ah ee Danab ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Far Shabeel oo hoostaga degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe.

Saraakiisha hoggaaminaysay howlgalka ayaa sheegay in weerarka si xeeladaysan loo abaabulay, isla markaana lagu beegsaday xubno ka tirsan Al Shabaab oo ku sugnaa halkaasi.

Waxay tilmaameen in ciidamadu ay gaareen bartilmaameedyadii loo qorsheeyay, islamarkaana ay burburiyeen fariisimo ay kooxdaasi ku lahayd deegaanka.

Inkasta oo aan si rasmi ah loo shaacin khasaaraha, saraakiishu waxay sheegeen in howlgalka uu guul ku soo dhammaaday.

Howlgalkan ayaa qeyb ka ah dadaallada lagu wiiqayo awoodda Al Shabaab ee gobolka Jubbada Dhexe oo ah meel muhiim u ah dhaq dhaqaaqooda.

Dhanka kale, Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal miino baaris ah ka fuliyay deegaanka Gololey ee gobolka Shabeellada Dhexe.

Ciidamada ayaa ku guuleystay inay ka saaraan miinooyin lagu aasay waddooyinka, kuwaas oo halis ku ahaa shacabka iyo gaadiidka.


Share

Recommended

Duqa Magaalada Muqdisho Xasan Muungaab oo booqday xerada TurkSom+sawiro

Duqa Magaalada Muqdisho Xasan Muungaab oo booqday xerada TurkSom+sawiro

4 months ago
Imaaraadka

Imaaraadka oo Lagu Eedeeyay Qorshe Ka Dhan ah Madaxweyne Xasan Sheekh

1 year ago
Midowga Yurub oo Qaaday talaabo kacareysiisay Mareykankana

Midowga Yurub oo Qaaday talaabo kacareysiisay Mareykankana. maxay tahay?

1 year ago
Maxamed Cabdullaahi Farmaajo

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Oo farin cusub udiray shacabka soomaliyeed, Kadib Weerarli Baledweyne?

2 years ago
Ra’iisul Wasaare Xamza oo sheegay in Koonfur Galbeed yeelanayso hoggaan cusub

Ra’iisul Wasaare Xamza oo sheegay in Koonfur Galbeed yeelanayso hoggaan cusub

5 months ago
Dowladda Turkiga

Turkiga oo Diyaarado cusub oo kale Ku wareejiyey DF Soomaaliya

1 year ago
Puntland oo ka walaacsan qorshe ay sheegtay in Xasan Sheekh ka damacsan yahay deegaannadeeda.

Puntland oo ka walaacsan qorshe ay sheegtay in Xasan Sheekh ka damacsan yahay deegaannadeeda.

7 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.