Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
Home Somalia

Sacuudiga iyo laba dal oo ka faa’iiday dagaalka Iiraan, dalalka ku khasaaray

Falanqayn ay sameysay Reuters ayaa muujisay in dagaalka ka socda Bariga Dhexe iyo xiritaanka Marinka Hormuz ay si kala duwan u saameeyeen dhaqaalaha dalalka shidaalka soo saara.

Mohamed Amin Ali by Mohamed Amin Ali
April 7, 2026, 12:47 pm EAT
Reading Time: 2 mins read
Sacuudiga iyo laba dal oo ka faa’iiday dagaalka Iiraan, dalalka ku khasaaray
Share

Kudar Wararka24 GoogleKa dhig Wararka24 il aad door bidayso Google si aad u aragto wararkayaga marka hore.

Wararka24: Falanqayn ay sameysay Reuters ayaa muujisay in dagaalka ka socda Bariga Dhexe iyo xiritaanka Marinka Hormuz ay si kala duwan u saameeyeen dhaqaalaha dalalka shidaalka soo saara.

Warbixinta ayaa sheegtay in dalalka Iran, Cumaan iyo Sacuudiga ay ka faa’iideen kororka weyn ee qiimaha shidaalka, halka dalal kale ay la kulmeen khasaare dhaqaale oo baahsan.

Kororka qiimaha saliidda oo gaaray ilaa 60% bishii March ayaa sare u qaaday dakhliga dalalka qaarkood, gaar ahaan kuwa leh marinno kale oo ay shidaalka ku dhoofiyaan.

Iran ayaa la sheegay in dakhligeedu kordhay boqolkiiba 37, halka Cumaan uu kordhay 26%, Sacuudigana uu helay koror dhan 4.3%.

Dhanka kale, dalalka sida Ciraaq iyo Kuwait ayaa la kulmay hoos u dhac weyn, iyadoo dakhliga Ciraaq uu hoos u dhacay 76%, halka kan Kuwait uu hoos u dhacay 73%.

Sababta ugu weyn ayaa lagu sheegay in dalalkan aysan lahayn marinno kale oo ay kaga baxaan Marinka Hormuz, taas oo si toos ah u hakisay dhoofintooda.

Sidoo kale, Imaaraadka Carabta ayaa la sheegay in uu si qayb ahaan uga badbaaday saameynta, inkastoo dakhliga uu hoos u dhacay.

Falanqaynta ayaa xustay in juqraafiyadda iyo kaabeyaasha dhoofinta ay door weyn ka ciyaareen cidda faa’iiday iyo cidda khasaaray.


Share

Wararkii ugu dambeeyay

Daawo: Soomaaliya oo dhammaadka sannadkan soo saareysa baasaboor cusub

Daawo: Soomaaliya oo dhammaadka sannadkan soo saareysa baasaboor cusub

7 hours ago
Doorashada Israa’iil iyo Isbahaysi Cusub

Doorashada Israa’iil iyo Isbahaysi Cusub

7 hours ago
Ballidoogle oo laga hirgelinaayo xarun laga hago hawlgallada cirka

Ballidoogle oo laga hirgelinaayo xarun laga hago hawlgallada cirka

1 day ago
DAAWO: Itoobiya oo Ruushka ka heshay diyaaradaha Su-35

DAAWO: Itoobiya oo Ruushka ka heshay diyaaradaha Su-35

1 day ago
Muhoozi oo sheegay in la xiray darawalka Jeneraal Elwelu

Muhoozi oo sheegay in la xiray darawalka Jeneraal Elwelu

1 day ago
Farmaajo oo dalbaday baaritaan ku saabsan dagaalkii Jameeco

Farmaajo oo dalbaday baaritaan ku saabsan dagaalkii Jameeco

1 day ago
FBI-da oo raadinaysa nin Soomaali ah oo lala xiriiriyay dil ka dhacay Mareykanka

FBI-da oo raadinaysa nin Soomaali ah oo lala xiriiriyay dil ka dhacay Mareykanka

2 days ago
Soomaaliya oo markii ugu horreysay laga sameeyay qalliinka maqal-beerista

Soomaaliya oo markii ugu horreysay laga sameeyay qalliinka maqal-beerista

2 days ago
ADVERTISEMENT
wararka24

Wararka24 brings you the latest Somali news and perspectives on politics, society, sport and the world.

Stay informed. See the bigger picture.

Explore

Latest NewsSomaliaWorldAfricaSportsSociety

Wararka24

About UsContact UsEditorial PolicyPrivacy PolicyTerms & Conditions

  • About Us
  • Contact Us
  • Terms & Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
  • Kudar Wararka24 Google

© 2026 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir

© 2026 Wararka24. All Rights Reserved.

Wararka maanta Soomaaliya iyo caalamka

Wararka maanta Soomaaliya iyo caalamka

  1. 1Ku fur bogga Safari, kadib riix badhanka La wadaag ee hoose ee Safari.
  2. 2Hoos u dhaadhac, dooro Add to Home Screen
  3. 3Haddii uu muuqdo, daar Open as Web App, kadib riix Add. Wararka24 ayaa ka soo muuqan doona shaashaddaada.
  1. 1Waxaad ku jirtaa app kale (Facebook, WhatsApp, TikTok…).
  2. 2Riix ⋮ ama ··· ee geeska sare, kadib dooro Open in browser.
  3. 3Browser-ka marka uu furmo, riix badhanka Ku dar app-ka Wararka24.
  1. 1Riix ⋮ (saddexda dhibcood) ee browser-ka.
  2. 2Dooro Install app ama Add to Home screen.
  3. 3Xaqiiji. Wararka24 ayaa ku soo bixi doona shaashaddaada.

Mahadsanid! Wararka24 waxaa lagu daray taleefankaaga.