• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 12, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Jadwalka doorashada Koonfur Galbeed oo si rasmi ah loo shaaciyay

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
5 months ago
Reading Time: 3 mins read
Jadwalka doorashada Koonfur Galbeed oo si rasmi ah loo shaaciyay
Share

Wararka24: Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha Qaranka ayaa si rasmi ah u shaaciyay xilliga ay dhaceyso doorashada goleyaasha deegaanka iyo Golaha Wakiillada ee Koonfur Galbeed.

Guddoomiyaha guddiga Cabdikariim Axmed Xasan ayaa sheegay in 28-ka bishan April loo qorsheeyay in deegaannada Koonfur Galbeed ay ka dhacdo doorasho qof iyo cod ah.

Wuxuu xusay in guddigu uu sameeyay diyaar garow ballaaran oo ay ku jiraan goobaha codbixinta, agabka doorashada iyo shaqaalaha fulinaya howlaha.

Sidoo kale, guddiga ayaa kordhiyay waqtiga diiwaangelinta codbixiyeyaasha si fursad loo siiyo dadka aan weli is diiwaangelin.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in doorashadan ay noqon doonto mid ay si toos ah dadweynuhu ugu codeynayaan wakiilladooda.

Shaacinta jadwalkan ayaa imaanaysa kadib kulamo Baydhabo ku dhex maray guddiga doorashooyinka iyo hoggaanka kumeel gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed.

Doorashadan ayaa lagu tilmaamay mid muhiim u ah horumarinta dimuqraadiyadda dalka iyo hirgelinta nidaamka doorasho qof iyo cod ah.


Share

Recommended

Dowladda Federaalka

Wararka24: Dowladda Federaalka oo baaritaan ku billowday weerarkii Hotel Qaahira ee Beledweyne Kadib Shaki dhashay + Sawiro

1 year ago
Dagaalka Iiraan iyo Mareykanka oo mar kale dib u qarxi kara

Dagaalka Iiraan iyo Mareykanka oo mar kale dib u qarxi kara

4 months ago
Mareykanka oo xilka ka qaaday taliyihii ciidamada dhulka

Mareykanka oo xilka ka qaaday taliyihii ciidamada dhulka

5 months ago
Xasan Sheekh oo qaabilay wafdi sare oo ka socda Talyaaniga + sawiro

Xasan Sheekh oo qaabilay wafdi sare oo ka socda Talyaaniga + sawiro

2 months ago
Soomaaliya iyo Somaliland

Wadahadalladii DF Soomaaliya iyo Somaliland oo dib ufurmay! Maxa cusub?

1 year ago
Kiis la yaab leh oo ku saabsan saraakiil CIA ah oo lagu dilay Mexico

Kiis la yaab leh oo ku saabsan saraakiil CIA ah oo lagu dilay Mexico

5 months ago
Daawo: Odayaasha Hawiye oo ka jawaabay hadalkii Garaad Jaamac Garaad Cali

Daawo: Odayaasha Hawiye oo ka jawaabay hadalkii Garaad Jaamac Garaad Cali

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.