• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, April 5, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Safiirka Soomaaliya ee Geneva oo soo dhaweysay wafdi xuquuqda aadanaha

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
2 days ago
Reading Time: 2 mins read
Safiirka Soomaaliya ee Geneva oo soo dhaweysay wafdi xuquuqda aadanaha

Wararka Ugu Aqrintabadan

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta  oo u digtay Cabdinuur iyo Cabdikariin CaliKaar

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta oo u digtay Cabdinuur iyo Cabdikariin CaliKaar

1 day ago
Hoggaamiyaha Burkina Faso oo diiday dimuqraadiyadda, hakiyay doorashooyin

Hoggaamiyaha Burkina Faso oo diiday dimuqraadiyadda, hakiyay doorashooyin

1 day ago
Load More
Share

Wararka24: Safiirka Dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Switzerland iyo Austria, ahna wakiilka joogtada ah ee Soomaaliya u jooga xarunta Qaramada Midoobay ee Geneva, Danjire Khadra Axmed Ducaale, ayaa kulan soo dhaweyn ah u sameysay wafdi ka socday Guddiga Madaxa bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka.

Wafdiga oo uu hoggaaminayay Guddoomiye Dr Maryan Qaasin Axmed ayaa safiirka uga mahadceliyay dadaalladii diblomaasiyadeed ee ay ka geysatay horumarinta qaraar muhiim ah oo la xiriira xuquuqda aadanaha.

Qaraarkaas oo la gaaray bishii Oktoobar 2025 ayaa Soomaaliya siiyay awood buuxda oo ay kula socon karto una maamuli karto arrimaha xuquuqda aadanaha ee dalka.

Mas’uuliyiinta ayaa xusay in qaraarkaasi uu ahaa mid taariikhi ah, isla markaana ay hormuud ka ahayd Wasiirka Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka, Khadiijo Maxamed Al Makhzoumi.

Kulanka ayaa sidoo kale qeyb ka ahaa gunaanadka booqasho shaqo oo wafdiga guddiga ay ku joogeen magaalada Geneva muddo saddex maalmood ah.

Booqashada ayaa lagu tilmaamay mid guul ku soo dhammaatay, isla markaana xoojinaysa dadaallada Soomaaliya ee dhinaca xuquuqda aadanaha.

Share
Tags: caasimadda MuqdishoMadax weynaha Xasan Sheekhwararka mantawararka somaliaWararka24 manta
Previous Post

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo nolol ku qabtay sarkaal sare oo Al Shabaab ah

Next Post

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo la kulmay Taliyaha AFRICOM ee Geeska Afrika

Related Posts

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta  oo u digtay Cabdinuur iyo Cabdikariin CaliKaar

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta oo u digtay Cabdinuur iyo Cabdikariin CaliKaar

by Amin Cali Abdi
1 day ago

Wararka24: Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya, Cabdiraxmaan Yuusuf Al Cadaala, ayaa digniin u diray labo mas’uul hore...

Hoggaamiyaha Burkina Faso oo diiday dimuqraadiyadda, hakiyay doorashooyin

Hoggaamiyaha Burkina Faso oo diiday dimuqraadiyadda, hakiyay doorashooyin

by Amin Cali Abdi
1 day ago

Wararka24: Hoggaamiyaha militariga ee Burkina Faso, Ibrahim Traoré, ayaa sheegay in shacabka dalkiisa ay iska illaawaan dimuqraadiyadda, isagoo...

Maxamed Mursal oo eedeyn u jeediyay DF kadib isbeddelkii Koonfur Galbeed

Maxamed Mursal oo eedeyn u jeediyay DF kadib isbeddelkii Koonfur Galbeed

by Amin Cali Abdi
1 day ago

Wararka24: Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, ayaa markii ugu horreysay ka hadlay xaaladda Koonfur...

Baydhabo oo martigelineysa kulamo siyaasadeed kadib isbeddelkii dhacay

Baydhabo oo martigelineysa kulamo siyaasadeed kadib isbeddelkii dhacay

by Amin Cali Abdi
1 day ago

Wararka24: Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa haatan martigelineysa kulamo siyaasadeed iyo dhaqdhaqaaqyo xooggan, kadib isbeddelkii ku...

Sirdoonka Mareykanka oo shaki geliyay burburinta gantaallada Iiraan

Sirdoonka Mareykanka oo shaki geliyay burburinta gantaallada Iiraan

by Amin Cali Abdi
1 day ago

Wararka24: Warbixinno sirdoon oo uu Mareykanku soo saaray ayaa muujinaya in Iiraan ay weli haysato awood gantaallo oo...

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo kulan la yeeshay wafdi ka socday Sacuudi Carabiya

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo kulan la yeeshay wafdi ka socday Sacuudi Carabiya

by Amin Cali Abdi
1 day ago

Wararka24: Maareeyaha Dekedda Weyn ee Muqdisho, Maxamed Cali Nuur Ameeriko, oo uu wehliyo Safiirka Soomaaliya ee Ruushka, Maxamed...

Load More
Next Post
Taliyaha Ciidanka Dhulka oo la kulmay Taliyaha AFRICOM ee Geeska Afrika

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo la kulmay Taliyaha AFRICOM ee Geeska Afrika

Sharmaarke oo ka digay hoos u dhigidda awoodda Koonfur Galbeed

Sharmaarke oo ka digay hoos u dhigidda awoodda Koonfur Galbeed

Mahad Salaad oo Washington kula kulmay madaxda CIA iyo FBI

Mahad Salaad oo Washington kula kulmay madaxda CIA iyo FBI

Recommended

Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame

Xildhibaano Manta Weerar ku qaaday DF oo u hor kacayo Cabdiraxmaan Cabdishakuur + Mursal M Khaliif iyo Abdirahman Abdulkadir Adde

1 year ago
Xamaas oo Iiraan ka codsatay in aysan weerarin dalalka Carabta

Xamaas oo Iiraan ka codsatay in aysan weerarin dalalka Carabta

3 weeks ago
Imaaraadka Carabta oo hakiyay taageeradii amni ee Soomaaliya

Imaaraadka Carabta oo hakiyay taageeradii amni ee Soomaaliya

2 months ago
Markabka USS Gerald Ford oo Ku Wajahan Badda Carabiya Iyadoo Xiisaddu Kacsan Tahay

Markabka USS Gerald Ford oo Ku Wajahan Badda Carabiya Iyadoo Xiisaddu Kacsan Tahay

4 weeks ago
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Xamza Waxa Guuleystay Qofki dila khawaarijta ama ay dilaan + Video iyo Sawiro

1 year ago
Weerarrada Iiraan oo Mareykanka ku qasbidoona in uu ka laabto dagaalka

Weerarrada Iiraan oo Mareykanka ku qasbidoona in uu ka laabto dagaalka

1 month ago
Jamaal Cali Xuseen

Jamaal Cali Xuseen oo ku baaqay in shacabka Somaliland ay banaan-baxaan + Sababta?

8 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.