• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 26, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Madaxweyne Xasan Sheekh oo u safray Jabuuti si uu ula kulmo Ismaaciil Geelle

Mohamed Amin Ali by Mohamed Amin Ali
7 months ago
Reading Time: 2 mins read
Madaxweyne Xasan Sheekh oo u safray Jabuuti si uu ula kulmo Ismaaciil Geelle
Share

Wararka24: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ka dhoofay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, isaga oo kusii jeeda dalka Jabuuti.

Safarkan ayaa yimid kadib markii madaxweynuhu uu casuumaad rasmi ah ka helay dhiggiisa dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, iyadoo la filayo in labada hoggaamiye ay yeeshaan wada-hadallo ku saabsan arrimo dhowr ah oo muhiim u ah labada dal.

Ilo wareedyo ayaa sheegay in kulamada labada madaxweyne ay diiradda saari doonaan xiriirka Soomaaliya iyo Jabuuti, xaaladda amniga gobolka iyo saameynta xiisadaha ka taagan Bariga Dhexe.

Dalka Jabuuti ayaa muddo dheer door muhiim ah ka ciyaaray taageerada dowladnimada Soomaaliya iyo dadaallada nabadeynta ee dalka, iyadoo labada dal ay leeyihiin xiriir dhow oo dhinacyada siyaasadda, amniga iyo dhaqaalaha ah.

Safarka Madaxweynaha ayaa kusoo aadaya xilli Soomaaliya ay wajahaysa xaalado siyaasadeed oo la xiriira muranka ka taagan hannaanka doorashooyinka iyo xaaladaha kale ee gudaha.


Share

Recommended

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

7 months ago
Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

5 months ago
Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

3 months ago
Taliyaha AFRICOM

Taliyaha AFRICOM: Soomaaliya waxay leedahay fursado ballaaran oo muhiim ah

1 year ago
Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

3 months ago
Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

5 months ago
Puntland

Puntland Oo Ka Hadashay Diyaaraddii Beled Xaawo Geysay Cabdirashiid Janan

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.