• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 26, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka oo Ku Baaqday In Taageerada Lagu Shubo…

Mohamed Amin Ali by Mohamed Amin Ali
7 months ago
Reading Time: 2 mins read
Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka oo Ku Baaqday In Taageerada Lagu Shubo…
Share

Wararka24: 10-02-2026  Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa sheegay in Soomaaliya ay ka gudubtay marxaladdii qorsheynta iyo doodaha, isla markaana hadda loo gudbay dhisidda nidaamyo wax ku ool ah oo lagu maareeyo masiibooyinka.

Guddoomiyaha oo uu wehliyay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in dalka uu si joogto ah ula tacaalo abaaro, colaado iyo saameynta isbeddelka cimilada, taas oo ka dhigaysa mid muhiim ah in la xoojiyo nidaamyada gurmadka.

Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa tilmaamay in Siyaasadda Cusub ee Maareynta Masiibooyinka Qaranka ay si rasmi ah u aqoonsatay Nidaamka Badbaadada Bulshada ee ka jawaabista Masiibooyinka (SRSP) inuu yahay qayb muhiim ah oo ka mid ah gurmadka qaranka.

Wuxuu sidoo kale uga mahadceliyay hay’adaha FCDO ee UK iyo WFP taageerada ay ka geysteen dhisidda nidaamkaasi oo lagu xoojinayo ka jawaabista xaaladaha degdegga ah ee dalka.

Ugu dambeyn, Guddoomiyuhu wuxuu ugu baaqay saaxiibada caalamka in taageerada ay bixiyaan lagu shubo Sanduuqa Qaranka ee Maareynta Khatarta Masiibooyinka (National DRM Fund) si loo xoojiyo awoodda dowladda ee ka jawaabista xaaladaha bini’aadannimo.


Share

Recommended

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

7 months ago
Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

5 months ago
Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

3 months ago
Taliyaha AFRICOM

Taliyaha AFRICOM: Soomaaliya waxay leedahay fursado ballaaran oo muhiim ah

1 year ago
Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

3 months ago
Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

5 months ago
Puntland

Puntland Oo Ka Hadashay Diyaaraddii Beled Xaawo Geysay Cabdirashiid Janan

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.