• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 12, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Saciid Cabdullaahi Deni oo farriin culus u diray beesha caalamka kadib…..

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
6 months ago
Reading Time: 2 mins read
Saciid Cabdullaahi Deni oo farriin culus u diray beesha caalamka kadib…..
Share

Wararka24: 2-02-2026 Madaxweynaha Maamul-goboleedka Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa shir jaraa’id oo uu qabtay si kulul uga hadlay is-hortaag la sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ku sameysay xildhibaanno laga soo doorto Puntland oo ku sii jeeday magaalada Garoowe.

Deni ayaa ku eedeeyay dowladda dhexe inay faragelin ku sameysay duulimaad ay saarnaayeen xildhibaannadaasi, isagoo arrinta ku tilmaamay fal sharci darro ah oo wax u dhimaya nidaamka dowladnimada.

Wuxuu sheegay in tallaabadaas uu gaarsiiyay hay’adaha caalamiga ah ee qaabilsan duulista, isla markaana ay qiimeyn ku sameyn doonaan khasaaraha ka dhashay.

“Waxaan aad uga xumahay in dowladdii Soomaaliyeed ay isku beddesho meel qofkii doono uu sida uu rabo uga taliyo. Tani waxay halis ku tahay dhismaha dowladnimada,” ayuu yiri Deni, isagoo intaas ku daray in waxa dhacay ay u arkaan afduub ka dhan ah mas’uuliyiin iyo shacab safar ku jiray.

Dhanka kale, Puntland ayaa ku dhawaaqday inay deegaannadeeda ka mamnuucday shirkadda Daallo Airlines, kadib markii ay ku eedeysay inay laba jeer khatar gelisay nolosha mas’uuliyiin iyo muwaadiniin.

War kasoo baxay Wasaaradda Duulista Hawada ee Puntland ayaa lagu sheegay in laga bilaabo 1-da Maarso 2026 laga laabtay ruqsaddii duulimaadyada shirkadda ee garoomada Puntland.

Ilaa iyo hadda, Dowladda Federaalka Soomaaliya kama aysan soo saarin jawaab rasmi ah oo ku saabsan eedeymaha iyo go’aanka kasoo baxay Puntland, iyadoo xiisadda siyaasadeed ee labada dhinac ay weli


Share

Recommended

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

5 months ago
Cabdikariin Cali Shaah

Fannaanka Cabdikariin Cali Shaah oo xorriyaddiisa dib u helay?

12 months ago
Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

4 months ago
Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

7 months ago
Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

3 months ago
Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

1 year ago
Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.