• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 12, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Ciidanka Xoogga Dalka aya sakaay Howlgal Qorsheysan Ku Burburiyay Fariisimo Al-Shabaab Ku Lahaa Alanley.

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
8 months ago
Reading Time: 2 mins read
Ciidanka Xoogga Dalka
Share

Wararka24: 29-01-2026:Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa saakay howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Alanley ee gobolka Shabeellada Dhexe, halkaas oo ay ku burburiyeen fariisimo ay ku sugnaayeen maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al-Shabaab.

Howlgalka ayaa si gaar ah loogu beegsaday firxadkii ka haray jabkii dhawaan kooxda loogu geystay deegaanka Jabad-Godane, waxaana ciidamada ay cagta mariyeen dhammaan goobihii ay kooxdaasi gabaadka ka dhiganaysay ee Alanley.

Saraakiisha hoggaamineysa howlgalka ayaa sheegay in ciidamada ay si buuxda ula wareegeen aagga, isla markaana ay burburiyeen xarumihii ay Khawaarijtu ka abaabulayeen falalka amni-darrada ah.

Waxay sidoo kale saraakiishu xaqiijiyeen in howlgallada lagu baadi-goobayo firxadka kooxda ay sii socon doonaan, illaa laga xaqiijinayo amniga guud ee deegaannada gobolka Shabeellada Dhexe.

Howlgalkan ayaa kusoo aadaya xilli ay ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka kordhiyeen cadaadiska milatari ee ka dhanka ah Al-Shabaab, si looga ciribtiro joogitaankooda una sugaan amniga shacabka.


Share

Recommended

Duqa Magaalada Muqdisho Xasan Muungaab oo booqday xerada TurkSom+sawiro

Duqa Magaalada Muqdisho Xasan Muungaab oo booqday xerada TurkSom+sawiro

4 months ago
Imaaraadka

Imaaraadka oo Lagu Eedeeyay Qorshe Ka Dhan ah Madaxweyne Xasan Sheekh

1 year ago
Midowga Yurub oo Qaaday talaabo kacareysiisay Mareykankana

Midowga Yurub oo Qaaday talaabo kacareysiisay Mareykankana. maxay tahay?

1 year ago
Maxamed Cabdullaahi Farmaajo

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Oo farin cusub udiray shacabka soomaliyeed, Kadib Weerarli Baledweyne?

2 years ago
Ra’iisul Wasaare Xamza oo sheegay in Koonfur Galbeed yeelanayso hoggaan cusub

Ra’iisul Wasaare Xamza oo sheegay in Koonfur Galbeed yeelanayso hoggaan cusub

5 months ago
Dowladda Turkiga

Turkiga oo Diyaarado cusub oo kale Ku wareejiyey DF Soomaaliya

1 year ago
Puntland oo ka walaacsan qorshe ay sheegtay in Xasan Sheekh ka damacsan yahay deegaannadeeda.

Puntland oo ka walaacsan qorshe ay sheegtay in Xasan Sheekh ka damacsan yahay deegaannadeeda.

7 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.