• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 12, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

DF oo dhisme weyn sisay WFP kadib burburintii bakhaarkeedi hore.

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
8 months ago
Reading Time: 2 mins read
wfp
Share

Wararka24: 27-01-2026 Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in dhammaan alaabihii laga saaray bakhaar ku yaallay Dekedda Muqdisho dib loogu celiyay Hay’adda Cuntada Adduunka (WFP), kaddib muran ka dhashay burburinta bakhaarkaasi oo la xiriirtay ballaarinta dekedda.

Bayaan ay soo saartay, dowladdu waxay xaqiijisay in alaabtaasi si buuxda u heshay WFP, islamarkaana aan wax khasaare ah gaarin, si loo hubiyo in gargaarka bani’aadantinimo ee loogu talagalay shacabka Soomaaliyeed uusan hakad gelin.

Dowladda Federaalka ayaa sheegtay inay qaadatay mas’uuliyadda dhacdada, kuna tilmaantay mid nasiib-darro ah, iyadoo muujisay ina ka xuntahay ayna ballanqaadi in ay mar kale dici doonin.

Si loo fududeeyo hawlaha gargaarka, dowladda ayaa WFP siisay bakhaar cusub oo ka weyn kana habboon kii hore, kaas oo ku yaalla gudaha aagga Dekedda Muqdisho, islamarkaana leh awood kaydin oo sareysa.

Bakhaarka cusub ayaa lagu sheegay inuu ka caawin doono WFP maareyn hufan oo ku saabsan kaydinta iyo qaybinta gargaarka, gaar ahaan xilliyada baahida bani’aadantinimo ay kordhayso.

Dowladdu waxay sidoo kale sheegtay inay dib u eegi doonto hababka isuduwidda iyo isgaarsiinta ay la leedahay hay’adaha caalamiga ah, si looga hortago dhibaatooyin la mid ah wixi dacay inay mustaqbalka markala dhacaan, iyadoo mar kale ku celisay sida ay uga go’an tahay mabaadi’da gargaarka bani’aadantinimo iyo wada-shaqeynta WFP iyo deeq-bixiyeyaasha caalamiga ah


Share

Recommended

Duqa Magaalada Muqdisho Xasan Muungaab oo booqday xerada TurkSom+sawiro

Duqa Magaalada Muqdisho Xasan Muungaab oo booqday xerada TurkSom+sawiro

4 months ago
Imaaraadka

Imaaraadka oo Lagu Eedeeyay Qorshe Ka Dhan ah Madaxweyne Xasan Sheekh

1 year ago
Midowga Yurub oo Qaaday talaabo kacareysiisay Mareykankana

Midowga Yurub oo Qaaday talaabo kacareysiisay Mareykankana. maxay tahay?

1 year ago
Maxamed Cabdullaahi Farmaajo

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Oo farin cusub udiray shacabka soomaliyeed, Kadib Weerarli Baledweyne?

2 years ago
Ra’iisul Wasaare Xamza oo sheegay in Koonfur Galbeed yeelanayso hoggaan cusub

Ra’iisul Wasaare Xamza oo sheegay in Koonfur Galbeed yeelanayso hoggaan cusub

5 months ago
Dowladda Turkiga

Turkiga oo Diyaarado cusub oo kale Ku wareejiyey DF Soomaaliya

1 year ago
Puntland oo ka walaacsan qorshe ay sheegtay in Xasan Sheekh ka damacsan yahay deegaannadeeda.

Puntland oo ka walaacsan qorshe ay sheegtay in Xasan Sheekh ka damacsan yahay deegaannadeeda.

7 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.