• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Puntland oo nin u dhashay turkiga gacanta kuso dhigtay..

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
12 months ago
Reading Time: 2 mins read
Puntland
Share

Boosaaso – Ciidamada Puntland ayaa gacanta ku dhigay muwaadin u dhashay Turkiga oo lagu magacaabo Feyzul Xaashim Suleymaan, kadib howlgalkii toddobaadkan lagu fuliyay deegaanka Togga Baalade ee gobolka Bari.

Qabashadan ayaa qeyb ka ah wajiga afraad ee hawlgalka “Hilaac”, oo looga gol leeyahay in lagu beegsado dagaalyahannada Daacish ee buuraleyda Cal-Miskaad.

Ciidamada amniga ayaa sidoo kale sheegaya in weli la raadinayo labo qof oo magacyadoodu yihiin Emre Kemal Yılmaz iyo Aylin Derya Kaya, oo lagu tuhunsan yahay inay ka mid yihiin shabakadaha argagixisada.

Puntland

Taliyaha ciidanka Darawiishta Puntland, Gen. Axmed Cabdilaahi Sheekh, ayaa sheegay in qaar ka mid ah Turkiga la qabtay ay hore uga tirsanaayeen ciidamada milatariga Turkiga, islamarkaana ay ka qeyb qaateen isku daygii afgambigii fashilmay bishii Juun 2016

Saraakiishu waxa ay sheegeen in warbixinnada hordhaca ah ay muujinayaan in xubnahan ay markii hore ku biireen Daacish Suuriya, ka dibna loo wareejiyay buuraleyda Cal-Miskaad, si halkaas uga wadaan hawlahooda argagixisada.

Puntland

Arrintan ayaa kusoo beegmaysa xilli Puntland ay xoogeystay hawlgallada lagula dagaallamayo argagixisada gudaha gobolka Bari gaar ahaan buuraleyda Cal-Miskaad.


Share

Recommended

Mareykanka

DEGDEG: Muxu yahay Xirirka ka dhaxeeya xuutiyiiinta iyo Shabaabku + Mareykanka iyo QM oo goan culus ka soosaaray..

2 years ago
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan Qatar si uu uga qeybgalo aaska….

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan Qatar si uu uga qeybgalo aaska….

3 months ago
Markabka qodista shidaalka Soomaaliya oo gaaray Muqdisho

Markabka qodista shidaalka Soomaaliya oo gaaray Muqdisho

6 months ago
Turkiga Oo Fashiliyey Shirqool Basaasnimo Oo Iran Soo Abaabushay..

Turkiga Oo Fashiliyey Shirqool Basaasnimo Oo Iran Soo Abaabushay..

8 months ago
Dowladda Federaalka oo ka labatay arin Baasaboorka Saameyn ku Yeelan Laheyd

Dowladda Federaalka oo ka labatay arin Baasaboorka Saameyn ku Yeelan Laheyd

1 year ago
RUTO oo lagu eedeeyay in uu 100 million siiyey wiilkisa +Sababta?

RUTO oo lagu eedeeyay in uu 100 million siiyey wiilkisa +Sababta?

8 months ago
Wasiirka gaashandhiga Somaliland oo la kulmay wafti ka socday UK + Sawirro

Wasiirka gaashandhiga Somaliland oo la kulmay wafti ka socday UK + Sawirro

12 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.