• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Caalamka

Kim Jong Un oo amray adag siiyey saynisyahannada dalkisa?

Wararka24 News Desk by Wararka24 News Desk
12 months ago
Reading Time: 1 min read
Kim Jong Un oo amray adag siiyey saynisyahannada dalkisa?
Share

Pyongyang, Sept 27, 2025 (Wararka24) -Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi, Kim Jong Un, ayaa amar ku siiyay mas’uuliyiinta sare ee barnaamijka nukliyeerka dalkiisa in ay xoojiyaan “gaashaanka iyo seefta nukliyeerka,”

isagoo sheegay in hubka nukliyeerka uu yahay jawaabta kaliya ee ku habboon “cadawga shisheeye.”

Kim ayaa hadalkan ka sheegay kulan uu Jimcihii la yeeshay saynisyahannada iyo farsamayaqaannada nukliyeerka, oo uu ku jiray Hong Sung-mu, sarkaal sare oo door muhiim ah ku lahaa horumarinta barnaamijka nukliyeerka dalka Waqooyiga Kuuriya.

Warbaahinta rasmiga ah ee dalkaas, KCNA, ayaa sheegtay in Kim uu ku adkeystay in soo saarista qalabka iyo hubka nukliyeerka loo arko mudnaanta ugu weyn ee qaranka,

iyadoo barnaamijkan uu noqday tiirka ugu muhiimsan ee difaaca Pyongyang.


Share

Recommended

Mareykanka

DEGDEG: Muxu yahay Xirirka ka dhaxeeya xuutiyiiinta iyo Shabaabku + Mareykanka iyo QM oo goan culus ka soosaaray..

2 years ago
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan Qatar si uu uga qeybgalo aaska….

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan Qatar si uu uga qeybgalo aaska….

3 months ago
Markabka qodista shidaalka Soomaaliya oo gaaray Muqdisho

Markabka qodista shidaalka Soomaaliya oo gaaray Muqdisho

6 months ago
Turkiga Oo Fashiliyey Shirqool Basaasnimo Oo Iran Soo Abaabushay..

Turkiga Oo Fashiliyey Shirqool Basaasnimo Oo Iran Soo Abaabushay..

8 months ago
Dowladda Federaalka oo ka labatay arin Baasaboorka Saameyn ku Yeelan Laheyd

Dowladda Federaalka oo ka labatay arin Baasaboorka Saameyn ku Yeelan Laheyd

1 year ago
RUTO oo lagu eedeeyay in uu 100 million siiyey wiilkisa +Sababta?

RUTO oo lagu eedeeyay in uu 100 million siiyey wiilkisa +Sababta?

8 months ago
Wasiirka gaashandhiga Somaliland oo la kulmay wafti ka socday UK + Sawirro

Wasiirka gaashandhiga Somaliland oo la kulmay wafti ka socday UK + Sawirro

12 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.