• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Bannaanbaxii mucaaradka ee Muqdisho oo dib loo dhigay, Maxaa soo kordhay?

Wararka24 News Desk by Wararka24 News Desk
12 months ago
Reading Time: 2 mins read
Muqdisho
Share

Muqdisho, Sept 27, 2025 (Wararka24) – Bannaanbaxii mucaaradka ee maanta lagu waday inuu ka dhaco magaalada Muqdisho ayaa dib loo dhigay, kaddib wada-hadallo dhex maray dowladda federaalka iyo hoggaamiyeyaasha mucaaradka uu hoggaamiyo Shariif Sheekh Axmed.

Dhex-dhexaadinta waxaa hoggaaminayay Imaamka iyo Ugaaska Mudullood, iyadoo ay qayb ka ahaayeen xubno ka tirsan guddiga xildhibaannada beelaha Hawiye. Dadaalladaas ayaa horseeday in la gaaro is-afgarad mucaaradku aqbaleen.

Waxaa lagu heshiiyay in bannaanbaxa uu yahay xuquuq dastuuri ah, islamarkaana la qabto sagaal maalmood gudahood. Sidoo kale, dowladda iyo mucaaradka ayaa ku heshiiyeen inay si wadajir ah uga shaqeeyaan sidii uu bannaanbaxu ugu dhici lahaa si nabdoon, iyadoo dowladda ballan qaaday in ay amniga sugto.

Tallaabadani waxay dejisay xiisaddii ka taagneyd caasimadda, iyadoo laga baqayay in bannaanbaxu isu beddelo qalalaase hubeysan. Shacabka Muqdisho ayaa si deggan u qaabilay go’aanka, waxaana muuqata in xaaladda siyaasadeed ay si ku-meel-gaar ah u degsatay.

Maanta Shacabka Caasimada Muqdisho ayaa siyaabo kala duwan uga falceliyay mudaharaadkii maanta baaqday, iyadoo si weyn ugu kala aragti duwanyihiin dowladda iyo mucaaradka. kadaawo hoss Five somali TV


Share

Recommended

Mareykanka

DEGDEG: Muxu yahay Xirirka ka dhaxeeya xuutiyiiinta iyo Shabaabku + Mareykanka iyo QM oo goan culus ka soosaaray..

2 years ago
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan Qatar si uu uga qeybgalo aaska….

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan Qatar si uu uga qeybgalo aaska….

3 months ago
Markabka qodista shidaalka Soomaaliya oo gaaray Muqdisho

Markabka qodista shidaalka Soomaaliya oo gaaray Muqdisho

6 months ago
Turkiga Oo Fashiliyey Shirqool Basaasnimo Oo Iran Soo Abaabushay..

Turkiga Oo Fashiliyey Shirqool Basaasnimo Oo Iran Soo Abaabushay..

8 months ago
Dowladda Federaalka oo ka labatay arin Baasaboorka Saameyn ku Yeelan Laheyd

Dowladda Federaalka oo ka labatay arin Baasaboorka Saameyn ku Yeelan Laheyd

1 year ago
RUTO oo lagu eedeeyay in uu 100 million siiyey wiilkisa +Sababta?

RUTO oo lagu eedeeyay in uu 100 million siiyey wiilkisa +Sababta?

8 months ago
Wasiirka gaashandhiga Somaliland oo la kulmay wafti ka socday UK + Sawirro

Wasiirka gaashandhiga Somaliland oo la kulmay wafti ka socday UK + Sawirro

12 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.