• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Caalamka

Kim Jong Un oo Shiinaha u safray si uu uga qeyb galo xaflad milatari caalami ah

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
1 year ago
Reading Time: 1 min read
Kim Jong Un oo Shiinaha u safray si uu uga qeyb galo xaflad milatari caalami ah
Share

Pyongyang – Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi, Kim Jong Un, ayaa tareenkiisa gaashaaman uga baxay caasimadda Pyongyang isagoo ku sii jeeda Shiinaha, halkaas oo uu Arbacada kaga qeyb geli doono dabaal-deg milatari.

Safarkan ayaa noqonaya kii ugu horreeyay ee uu Kim si toos ah uga soo muuqdo goob diblomaasiyadeed caalami ah tan iyo markii uu xilka qabtay sanadkii 2011.

Masaafada safarka ayaa lagu qiyaasay ku dhowaad 1,300 kiiloomitir, waxaana la filayaa inuu qaato 20 ilaa 24 saacadood, iyadoo tareenka uu ku hakan doono magaalooyin badan ka hor inta uusan gaarin magaalada Beijing.

Kim Jong Un iyo Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin, ayaa ka mid noqon doona hoggaamiyeyaasha 26 dal oo shisheeye oo ka qeyb geli doona xuska 80 sano guuradii kasoo wareegtay dhammaadka Dagaalkii Labaad ee Adduunka.

Xafladdan ayaa dib u xusuusinaysa dhacdo taariikhi ah, maadaama awoowgii Kim Jong Un, aasaasihii Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Kuuriyada Waqooyi, Kim Il-sung, uu ka qeyb galay dabaal-deg milatari oo Beijing lagu qabtay sanadkii 1959-kii.


Share

Recommended

Mareykanka

DEGDEG: Muxu yahay Xirirka ka dhaxeeya xuutiyiiinta iyo Shabaabku + Mareykanka iyo QM oo goan culus ka soosaaray..

2 years ago
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan Qatar si uu uga qeybgalo aaska….

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan Qatar si uu uga qeybgalo aaska….

3 months ago
Markabka qodista shidaalka Soomaaliya oo gaaray Muqdisho

Markabka qodista shidaalka Soomaaliya oo gaaray Muqdisho

6 months ago
Turkiga Oo Fashiliyey Shirqool Basaasnimo Oo Iran Soo Abaabushay..

Turkiga Oo Fashiliyey Shirqool Basaasnimo Oo Iran Soo Abaabushay..

8 months ago
Dowladda Federaalka oo ka labatay arin Baasaboorka Saameyn ku Yeelan Laheyd

Dowladda Federaalka oo ka labatay arin Baasaboorka Saameyn ku Yeelan Laheyd

1 year ago
RUTO oo lagu eedeeyay in uu 100 million siiyey wiilkisa +Sababta?

RUTO oo lagu eedeeyay in uu 100 million siiyey wiilkisa +Sababta?

8 months ago
Wasiirka gaashandhiga Somaliland oo la kulmay wafti ka socday UK + Sawirro

Wasiirka gaashandhiga Somaliland oo la kulmay wafti ka socday UK + Sawirro

12 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.