• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Monday, September 28, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Caalamka

Trump oo ka carooday weerarki ay Israel ku qaaday Iran

Abdirahman Dahir by Abdirahman Dahir
1 year ago
Reading Time: 2 mins read
Trump oo ka carooday weerarki ay Israel ku qaaday Iran
Share

WASHINGTON — Wada hadal kulul ayaa dhexmaray Donald Trump iyo Benjamin Netanyahu kadib markii Tel Aviv ay duqeyn ku qaaday Iran.

Heshiis xabad joojin oo Trump ku dhawaaqay Isniintii fiidkii ayaa saacado gudahood waxaa jabiyey Israel, iyagoo gantaalo ku garaacday goob radar ah oo Tehran u dhow.

Trump oo NATO u duulaya ayaa warbaahinta u sheegay inuu aad uga xumaaday Israel. “Marka aan heshiis sameyno ma aha inaad isla markiiba dagaal kalo bilowdo,” ayuu yiri.

Trump ayaa qadka telefoon kula hadlay Netanyahu isagoo ku amray inuu joojiyo duqeynta. Ilo udhaw madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa shegay in si kulul uu ula hadlay Netanyahu

Iran ayaa beenisay eedaymaha Israel ee ah inay soo tuureen gantaalo. Tehran waxay sheegtay in diyaaradaha Israel ay weli duqaynayaan dadka rayidka.

Dadka magaalooyinka labada dal ayaa farxad ka muujiyay joojinta colaadda. Qaar ayaa guryahooda ku soo laabanaya kadib barakacii.

Dagaalka ayaa 12 maalmood socday ayaa keenay khasaare ballaaran. Trump wuxuu ballan qaaday inuu ka shaqeyn doono xasilinta gobolka.

Israel waxay ku andacootay inay difaac u garaacday radar Iran. Netanyahu ayaa sheegay in Trump uu taageerayo xasilloonida heshiiska.

Labada dal ayaa is eedeynaya jabinta xabad joojinta. Dadweynaha ayaa ka welwelsan mustaqbalka nabadda gobolka.


Share

Recommended

DF oo ka oo fashilisay abaabul ay Al-Shabaab ka wadeen laba gobol

DF oo ka oo fashilisay abaabul ay Al-Shabaab ka wadeen laba gobol

7 months ago

Faransiiska iyo Talyaaniga oo xiriir diblomaasiyadeed la sameeyay Iiraan

7 months ago
Dowladda Federaalka Soomaaliya

DF Soomaaliya oo Waddada udhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye, Cidamo Badan Udirtay + Sababta

2 years ago
Xasan Sheekh

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la Kulmay Hoggaanka Xisbiyada Siyaasadda

1 year ago
DEGDEG: Amran Axmed Xasan Oo Loo Doortay Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad Ee Baarlamaanka Waqooyi-Bari

DEGDEG: Amran Axmed Xasan Oo Loo Doortay Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad Ee Baarlamaanka Waqooyi-Bari

1 year ago
Garaad Jaamac Garaad Cali

Garaad Jaamac Garaad Cali iyo Suldaan Daa’uud Suldaan Cabdiqaadir oo Nabad isla qaatey iyago ka kala socda somaliland iyo khaatumo 

1 year ago
Gurmadka ciidamada

Gurmadka Ciidamada oo Ku Qulqulaya Dhinaca Furimaha Gobolka Hiiraan

2 years ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.