• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 26, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka Qeybgalay Shir Degdeg ah Istanbul + Sababta?

Abdirahman Dahir by Abdirahman Dahir
1 year ago
Reading Time: 2 mins read
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya
Share

ISTANBUL — Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Cabdisalaan Cabdi Cali ayaa xalay ka qeybgalay shir degdeg ah oo wasiirrada arrimaha dibadda Carabtu ku yeesheen Istanbul.

Shirka ayaa lagu qabtay kadib codsi ka yimid Ciraaq. Ujeedadu waxay ahayd in laga hadlo xiisadda Iran iyo Israel.

Kulanka ayaa dhacay xilli xiisad xun ka taagan tahay gobolka. Wasiirrada ayaa ka wada hadlay sidii loo dejin lahaa colaadda, inkasto wada hadal kasocdo Switzerland guneva taas oo uu marekanka dhex dhexaadinayo.

Diiradda shirka ayaa ah midnimada dowladaha Carab oo ay soomaaliya kujirto. Wasiirrada ayaa isku dayay inay mowqif midaysan ka qaataan arrimaha gobolka gaar ahaan xisada socota ee udhaxeysa iran iyo israel taas oo u muuqata mid fara kasii baxeyso.

Amniga iyo xasiloonida bariga dhexe ayaa ah arrimaha ugu muhiimsan ee laga hadlaya shirka. wasiirrada arrimaha dibadda Carabta ayaa ka walaacsan xiisadda sii kordhaysa.


Share

Recommended

Is-afgarad Hordhac ah oo laga gaaray in Shirka Dowladda iyo Mucaaradka

Is-afgarad Hordhac ah oo laga gaaray in Shirka Dowladda iyo Mucaaradka

7 months ago
Trump oo taageerada Netanyahu hakiyay iyo xayiraadaha u ku soo rogay Israel

Trump oo taageerada Netanyahu hakiyay iyo xayiraadaha u ku soo rogay Israel

3 months ago
Xamza Cabdi Barre oo khadka kula hadlay Madaxweynaha Jabuuti

Xamza Cabdi Barre oo khadka kula hadlay Madaxweynaha Jabuuti

6 months ago
Madaxweyne Xasan Sheekh

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay in ay Jiran dad Soomaaliyeed oo kaxun horumarka dalka, kana macaasha dhibaatooyinka?

2 years ago
Digniin laga bixiyay xiriir suuragal ah oo dhex mara Xuutiyiinta iyo burcad-badeedda Soomaalida

Digniin laga bixiyay xiriir suuragal ah oo dhex mara Xuutiyiinta iyo burcad-badeedda Soomaalida

4 months ago
Puntland oo tallaabo sharci ah ka qaadaysa hubka sharci-darrada ah

Puntland oo tallaabo sharci ah ka qaadaysa hubka sharci-darrada ah

3 weeks ago
Puntland iyo dacish

Puntland oo Sheegtay in ay Qabtay Dagaal-yahan Turkish ah

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.