• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Tuesday, October 14, 2025
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Mucaaradka Soomaaliya oo Diidday Habka Xulista Guddiga Xuquuqda Aadanaha

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
4 months ago
Reading Time: 2 mins read
Mucaaradka Soomaaliya
Share

Mucaaradka Soomaaliya

Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed oo uu ku jiraan madaxdii hore iyo xisbiyada mucaaradka ayaa galabta ka hadlay xulista xubnaha Guddiga Madaxbannaan ee Xuquuqul Insaanka.

Ururka ayaa ku eedeeyay dowladda federaalka inay ku xadgudubtay sharciga markay bilaabatay xulista guddiga. Waxay sheegeen in la jabiyay qodobada 41 iyo 111B ee dastuurka iyo xeerka lambarka 16 ee sanadka 2016.

Bayaan ay soo saareen ayaa lagu yiri xulista hadda socota waa mid aan habboonayn. Waxay sheegeen in Villa Somalia ay faragelin ku hayso habka xulista.

Madasha ayaa codsaday in deg deg loo joojiyo magacaabista ilaa la hubiyo in sharci lagu socdo. Waxay dalbadeen in xukuumadda ay ka fogaato arrintan.

Ururka ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed ee aqoonta leh ay xaq u leeyihiin inay codsan kuraasta guddiga. Waxay ku baaqeen in tartanka loo furo dadweynaha oo warbaahinta hortiisa lagu qabto.

Madasha ayaa la hadlay hay’adaha caalamiga ah iyo ururada xuquuqda aadanaha. Waxay ka codsadeen inay la socdaan habka xulista si aan guddiga loogu isticmaalin ujeedo gaar ah.

Bayaanka ayaa ku soo gabagaboobay baaq loogu jeedinayo dhamaan dhinacyada ay khusayso in la ilaaliyo sharciga iyo dastuurka marka la xulayo guddiga.


Share
Tags: Mucaaradka Soomaaliyawararka mantawararka somalia
Previous Post

Xerada Xalane oo manta Hoobiyeyaal Culus Lagu Garaacay + Faahfahin

Next Post

Trump Oo Hanjabaad U Diray Shirkadda SpaceX Ee u leyahay Elon Musk + sababta

Yasmin Jamal

Yasmin Jamal

Yasmiin waa qoraa si joogto ah Wararka24 uga qora wararka deg-dega ah ee marka tagan guud ahaan Soomaaliya iyo Geeska Afrika iyo caalamka.

Related Posts

Cali Jeyte

Cali Jeyte oo ka hadlay dilka horjooge Cali Qoyane..

by Yasmin Jamal
October 14, 2025

Beledweyne – Cali Jeyte Cismaan, la-taliyaha Madaxweynaha Soomaaliya ee arrimaha macawiisleyda, ayaa sheegay in dilka horjoogihii Al-Shabaab Cali...

Dagaal culus

Dagaal culus oo u dhaxeeya Puntland iyo Daacish oo Malinti labaad Socda, Maxa Cusub?

by Yasmin Jamal
October 14, 2025

Boosaaso – Dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada ammaanka Puntland iyo kooxaha Daacish ayaa galay maalintiisii labaad, kadib...

Xasan Sheekh

Xasan Sheekh oo sheegay in Itoobiya ay ku Saxan-tahay doonista marin-badeed..

by Yasmin Jamal
October 14, 2025

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in codsiga Itoobiya ee ku saabsan helitaanka marin badeed uu yahay...

Puntland

Puntland oo nin u dhashay turkiga gacanta kuso dhigtay..

by Yasmin Jamal
October 14, 2025

Boosaaso – Ciidamada Puntland ayaa gacanta ku dhigay muwaadin u dhashay Turkiga oo lagu magacaabo Feyzul Xaashim Suleymaan,...

LIVE: Wararka maanta

LIVE: Wararka maanta Wararka24 Gudaha soomalia iyo caalamka si toos ah 247

by Amran Mahad
October 14, 2025

Wararka maanta gudaha Soomaaliya iyo caalamka oo toos ah. Warar degdeg ah, faahfaahsan, iyo xog sugan oo ka...

148 Muwaadiniin

148 Muwaadiniin oo laga soo ciliyey dalka dibadisa oo Muqdisho lagu soo dhoweeyay

by Wararka24 News Desk
October 10, 2025

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa galinkii dambe ee shalay magaalada Muqdisho kusoo dhoweysay 148 muwaadiniin Soomaaliyeed oo...

Next Post
trump

Trump Oo Hanjabaad U Diray Shirkadda SpaceX Ee u leyahay Elon Musk + sababta

Soomaaliya

Soomaaliya Oo Eedaymo Culus U Jeedisay Sacuudi Carabiya! Maxa dhacay?

Xaafada Taleex Ee Magaalada Muqdisho

Xaafada Taleex Ee Magaalada Muqdisho Oo Laga Helay Nin Meyd Ah oo ladilay

Recommended

DF Soomaaliya oo Diiday in cunaqabateynta laga qaado Iran, Sababta?

DF Soomaaliya oo Diiday in cunaqabateynta laga qaado Iran, Sababta?

3 weeks ago
Siciid Cabdullaahi Deni

Madaxweyne Deni oo Safar Diblomaasiyadeed Ku Tegay Itoobiya iyo Imaaraadka

5 months ago
Hotel Qaahira Beledweyne 2

Wararka24: Hotel Qaahira Al-Shabaab Oo Weli ka dhex dagaalamaya + faahfaahin dherad ah

7 months ago
Puntland oo sheegtay inaysan aqoonsanayn Maamulka SSC-Khaatumo

Puntland oo sheegtay inaysan aqoonsanayn Maamulka SSC-Khaatumo

3 months ago
Mareykanka

Mareykanka Oo Dib U Bilaabay Fiisaha Ardayda Harvard

4 months ago
Shabaab

Wararka24: Weerarrada Al-Shabaab iyo daldaloolada amniga Soomaaliya

7 months ago
Madaxweynaha Iran

Madaxweynaha Iran oo Ku Adkaystay Inaanay Gorgortan Ka Gelin Barnaamijkooda Nukliyeerka ah.

5 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.