• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, January 24, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Ciidamada Dowladda oo Qarax Lala Beegsaday Duleedka Magalada Qoryooley

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
8 months ago
Reading Time: 1 min read
Ciidamada Dowladda
Share

Ciidamada Dowladda

Askari ka tirsan ciidamada dowladda ayaa ku geeriyooday qarax xooggan oo maanta ka dhacay bannaanka degmada Qoryooley ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Qaraxa waxaa loo dhigay kolonyo askari ah oo ku socdaalayay bannaanka magaaladaasi. Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerarka.

Wararka kasoo baxaya deegaanka ayaa sheegaya in ugu yaraan laba askari ay ku geeriyoodeen halka saddex kale ay ku dhaawacmeen. Qaraxa ayaa haleelay mid kamid ah kolonyada gaadiidka dagaalka ee ay wateen ciidamada.

Dadka deegaanka ayaa xaqiijiyay in qaraxa uu dhacay, waxayna sheegeen in khasaare dhimasho iyo dhaawac leh uu soo gaaray ciidamada. Goobta ayaa hadda xaaladdeeda degan tahay.

Mas’uuliyiinta ammaanka iyo kuwa deegaanka ayaan weli ka hadlin weerarka. Ciidamada dowladda ayaa howlgallo kooban ka sameeyeen aagga degmada Qoryooley.

Maalmihii u dambeeyay waxaa gobolka Shabeellaha Hoose ka socday howlgallo ciidan oo looga hortagayo weerarada kooxda Al-Shabaab. Degmada Qoryooley ayaa 120 kilometer koonfur-galbeed kaga beegan magaalada Muqdisho.

Al-Shabaab ayaa weeraro ku dhufo oo ka dhaqaaq ah ku qaada xarumaha ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ee ku yaalla koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya.


Share
Tags: Ciidamada dowladaQoryooleywararka mantawararka somalia
Previous Post

Aaska Jeneral Morgan oo Dib u Dhacay Khilaaf jiro Awgeed

Next Post

Gabadh Soomaali ah oo London Si Naxdin leh Loogu Dilay

Yasmin Jamal

Yasmin Jamal

Yasmiin waa qoraa si joogto ah Wararka24 uga qora wararka deg-dega ah ee marka tagan guud ahaan Soomaaliya iyo Geeska Afrika iyo caalamka.

Related Posts

Soomaaliya

Dowladda Soomaaliya Oo qirtay In Aan La Jarin Xiriirka Guud Ee Imaaraadka Carabta

by Amin Cali Abdi
January 23, 2026

Wararka24: 23-01-2026 Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in go’aankii ay dhowaan ku burisay heshiisyada difaaca iyo amniga ee...

Putin Oo kulan kula yeshay Moscow ergayada Mareykanka xili habeenimo damba ah.

Putin Oo kulan kula yeshay Moscow ergayada Mareykanka xili habeenimo damba ah.

by Amin Cali Abdi
January 23, 2026

Wararka24: 23-01-2026 Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin, ayaa xalay kulan saacado qaatay xili habeenimo kula yeeshay Moscow, ergayal sare...

Wilkie

Wilkie: Waxaan u maleynayaa putin kama tanaasuli doona arintaan ilaa uu ka dhinto

by Amin Cali Abdi
January 23, 2026

Haba yaraatee kalsooni kuma qabo in Putin uu ka tanaasuli doono qodobbo muhiim ah oo ku jira wadahadalladan,...

Fiqi

Fiqi: marnaba kama tanaasulidoona ilaalinta madaxbannaanida dalka somaliyeed

by Amin Cali Abdi
January 23, 2026

Wararka24: 23-01-2026 Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya aysan marnaba ka tanaasuli doonin...

Guban

DF Soomaaliya Oo Ka Hadashay Dhismaha Maamulka Cusub Ee Guban State

by Amin Cali Abdi
January 23, 2026

Wararka24: 23-01-2026 Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhoweysay ku dhawaaqista maamulka cusub ee Guban State, kaasi oo xildhibaanno...

Xasan Sheekh

UK Oo Farriin U Dirtay Golaha Mustaqbalka somaliyeed Kadib Casuumaadda Xasan Sheekh

by Amin Cali Abdi
January 23, 2026

Wararka24: 23-01-2026 Dowladda Ingiriiska ayaa soo dhoweysay gogosha wadatashi qaran ee uu fidiyay Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud,...

Load More
Next Post
Gabadh Soomaali ah oo London Si Naxdin leh Loogu Dilay

Gabadh Soomaali ah oo London Si Naxdin leh Loogu Dilay

Maamulka Puntland

Maamulka Puntland oo Diiday Aqoonsiga SSC-Khaatumo

Xasan Sheekh

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la Kulmay Hoggaanka Xisbiyada Siyaasadda

Recommended

Shariif Sheekh Axmed

Shariif Sheekh Axmed oo fariin udiray shacabka soomaliyeed Kadib weerarki al-shabaab ee baledweyne?

11 months ago
Ciidanka Puntland

Ciidanka Puntland Oo Gacanta Ku Dhigay Xarun Tababarka Argagixisada Daacish.

6 months ago
Koko

DAAWO: Koko oo kamid ah yuutubarada ugu caansan Soomaalida ayaa la ilmeeysay dhacdo ku qabsatay Muqdisho..

4 months ago
Madaxweyne Xasan Sheekh

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Cadaadis Weyn Kuhaayo Taliska Ciidanka Xoogga Dalka?

11 months ago
Madaxweyne Xasan Sheekh

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay in ay Jiran dad Soomaaliyeed oo kaxun horumarka dalka, kana macaasha dhibaatooyinka?

11 months ago
Xasan Sheekh

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Villa somalia Ku Qaabilay Eto’o, Adebayor iyo Okocha + SAWIRO

8 months ago
Dalmar Cadow

DAAWO, Waxan ahay MUSHARAX! Dalmar Cadow Gudomiyaha Naafada degmada Dharkeynley?

9 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.