• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Wednesday, March 25, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Fahad Yaasiin Hambalyo Lama Filan ah U Diray Mahad Salaad

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
10 months ago
Reading Time: 2 mins read
Fahad Yaasiin

Wararka Ugu Aqrintabadan

Farmaajo oo ka digay halista xiisadda Koonfur Galbeed

Farmaajo oo ka digay halista xiisadda Koonfur Galbeed

8 hours ago
Kumaandooska Gorgor oo howlgal ka fuliyay Shabeellaha Dhexe

Kumaandooska Gorgor oo howlgal ka fuliyay Shabeellaha Dhexe

15 hours ago
Load More
Share

Fahad Yaasiin

Taliyihii hore ee hay’adda sirdoonka Qaranka Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa maanta hambalyo u diray Mahad Salaad oo dib loogu soo celiyay jagada agaasimaha NISA.

Fahad ayaa bartiisa X ku qoray “Taliye Mahad Salaad oo mar labaad loo magacaabay Taliyaha Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka, waxaan leeyahay hambalyo, kusoo dhawoow mar kale NISA.”

SAGOOTIN IYO SOODHAWEYN

Taliye Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbalooshe, mudadii uu xilka joogay dhawr jeer ayaan wada xiriirnay, laba jeerna waan kulannay. Waxaan ku amaanayaa xurmada iyo qaddarintii naga dhaxaysay.

Taliye Mahad Salaad oo mar labaad loo magacaabay Taliyaha… pic.twitter.com/6AMUDQswIz

— Fahad Yasin فهد ياسين (@FahadBinYasin) June 1, 2025

Qoraalka ayaa muujinaya isbeddel xagga xidhiidhka labada mas’uul. Fahad ayaa muddo dheer dhaleeceyn u jeedin jiray Mahad Salaad tan iyo doorashadii 2022.

Agaasimihii hore ee NISA ayaa sidoo kale amaanay Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe oo xilka ka degay. “Taliye Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe), waxaan ku amaanayaa xurmada iyo qaddarintii naga dhaxaysay,” ayuu qoray Fahad.

Fahad yaasiin ayaa sheegay in uu laba jeer la kulmay Sanbaloolshe muddadii uu xilka hayey. Isla qoraalkisa uu soo dhigay X(twitter)

Golaha wasiirada ayaa maanta ansixiyay magacaabistiisa cusub. Sanbaloolshe ayaa muddo toddobaadyo ah isku dayey in uu Xilkiisa ilaashado ka hor inta aan ugu danbeyn manta laga bedelin.


Share
Tags: Agaasimaha nisaFahad Yaasiin Xaaji DaahirMahad salaadSanbaloolshe
Previous Post

Mahad Salaad oo Mar Kale Loo Magacaabay Agaasimaha NISA

Next Post

Farmaajo oo Puntland iyo Jubbaland ugu Baaqay Fariin cajiib ah + Sababta

Related Posts

Mahad Salaad

Mahad Salaad oo Mar Kale Loo Magacaabay Agaasimaha NISA

by Yasmin Jamal
10 months ago

Muqdisho- Wararka24 Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xaqiijisay in Mahad Salaad uu mar kale noqonayo agaasimaha hay'adda sirdoonka...

Sanbaloolshe

Agaasimaha NISA Sanbaloolshe oo Muqdisho ku Soo Laabtay iyo Kulan Muhiim ah, Faahfahin?

by Yasmin Jamal
10 months ago

Muqdisho - Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe), Agaasimaha Hay'adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka, ayaa maanta gaaray magaalada Muqdisho...

NISA

Taliyaha NISA oo Moqokori Kula Kulmay Saraakiisha Ciidanka

by Yasmin Jamal
10 months ago

Taliyaha hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA), Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe), ayaa maanta booqasho rasmi ah ku...

Xawaadle

Daawo Beesha Xawaadle oo uhanjabtay DF Hadi xilka NISA laga qaado Sanbaloolshe! + faahfaahin?

by Yasmin Jamal
11 months ago

Muqdisho, Soomaaliya – Xildhibaan Cabdiraxmaan Gurey oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ayaa sheegay in furimaha dagaalka ee gobolka...

Fahad Yaasiin Xaaji

Fahad Yaasiin oo ku taliyey In Labaaro xaalada caafimaad ee Madaxda Qaranka, kadib Hadalki MD Xasan Sheekh

by Abdirahman Dahir
1 year ago

Wararka24: Taliyihii hore ee hay’adda nabad-sugidda Soomaaliya, Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, ayaa qoraal soo saaray oo uu ku...

Load More
Next Post
Farmaajo

Farmaajo oo Puntland iyo Jubbaland ugu Baaqay Fariin cajiib ah + Sababta

Washington post

Washington Post oo Ka Hadashay Qorshaha Trump ee Soomaaliya

General Morgan

Aaska Jeneral Morgan oo Dib u Dhacay Khilaaf jiro Awgeed

Recommended

Soomaaliya oo maamulka Trump uga mahad-celisay guulo aygaartay oo….

TRUMP oo Maxamed Bin Zayed u kashifay qorshe kadhan ah oo….

4 weeks ago
Dalal Islaami ah oo ka wada hadlay isbahaysi amni iyo militari

Dalal Islaami ah oo ka wada hadlay isbahaysi amni iyo militari

3 days ago
Cabbaas Araghchi

Cabbaas Araghchi oo kusugan Pakistan si xal looga gaaro Xisada India iyo Pakistan

11 months ago
Baaritaan ku saabsan wararka sheegaya in 60 basaas shisheeye ay ka baxsadeen Soomaaliya

Baaritaan ku saabsan wararka sheegaya in 60 basaas shisheeye ay ka baxsadeen Soomaaliya

4 months ago
Fahad Yaasiin Xaaji

Fahad Yaasiin oo ku taliyey In Labaaro xaalada caafimaad ee Madaxda Qaranka, kadib Hadalki MD Xasan Sheekh

1 year ago
Hoggaanka Guutooyinka Gorgor oo isbeddal wayn lagusameeyay

Hoggaanka Guutooyinka Gorgor oo isbeddal wayn lagusameeyay

4 weeks ago
Dowlad Goboleedka Galmudug

Dowlad Goboleedka Galmudug oo gurmad ciidan udirtay Hirshabelle, Goaanka cajiibka eh ee Madaxweyne Qoor Qoor..

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.