• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, May 9, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Puntland oo Maxkamad Horgeysay Rag Xiriir La Leh Daacish iyo Shabaab

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
12 months ago
Reading Time: 2 mins read
Puntland

Wararka Ugu Aqrintabadan

Mucaaradka oo isku abaabulay degmooyinka Muqdisho ka hor banaanbaxa berri

Mucaaradka oo isku abaabulay degmooyinka Muqdisho ka hor banaanbaxa berri

3 hours ago
Farmaajo oo dowladda iyo hay’adaha amniga uga digay caburinta shacabka

Farmaajo oo dowladda iyo hay’adaha amniga uga digay caburinta shacabka

3 hours ago
Load More
Share

Puntland

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Puntland, gaar ahaan qeybta dambiyada culus ee Mudug iyo Cayn, ayaa la horgeeyay afar nin oo lagu eedeeyay inay ka tirsan yihiin kooxaha xagjirka ah ee Daacish iyo Al-Shabaab.

Saddex kamid ah eedeysanayaasha ayaa la sheegay inay magaalada Gaalkacyo kusoo geliyeen walxo qarxa oo ay kamid yihiin baaruud TNT ah iyo diyaarado aan duuliye lahayn (drones), kuwaas oo la tuhunsan yahay in loo adeegsan lahaa falal argagixiso.

Eedeysanaha afraad ayaa isna lagu eedeeyay inuu hore uga tirsanaa Al-Shabaab, balse uu damacsanaa inuu ku biiro kooxda Daacish, iyadoo ay ciidamada sirdoonka Puntland hayeen xogta dhaqdhaqaaqiisa taasoo keentay in gacanta lagu dhigo.

Magacyada eedeysanayaasha la horgeeyay maxkamadda waa:

1. Maxamud Daahir Maxamed – 25 sano jir, hooyadiis Maryan Cabdi

2. Cabdifitaax Xaashi Diiriye – 36 sano jir, hooyadiis Caasho Salaad

3. Jaylaani Shariif Siidow – 28 sano jir, hooyadiis Batuulo Macalin

4. Ciise Xuseen Ibraahim – 22 sano jir, hooyadiis Sahro Cali

Xeer ilaalinta ciidamada qalabka sida ayaa maxkamadda ka codsatay in dacwadda si degdeg ah loo qaado, si loo xaqiijiyo cadaalad isla markaana looga hortago khataraha argagixisada.

Dowladda Puntland ayaa sheegtay inay sii wadi doonto dagaalka ka dhanka ah kooxaha argagixisada, iyadoo la kaashaneysa bulshada deegaanka iyo taageerada saaxiibada caalamka.

Sidoo kale, maamulka ayaa adkeeyay in aysan jiri doonin wax tanaasul ah marka ay timaado sugidda amniga.

Puntland ayaa horey u fulisay howlgallo culus oo lagula dagaalamayay kooxaha xagjirka ah, waxaana la burburiyay saldhigyo badan oo ay ku lahaayeen buuraha Cal-Madow iyo Cal-Miskaad ee gobolka Bari.


Share
Tags: Maxkamadda ciidamadapuntlandwararka mantawararka somalia
Previous Post

Madaxweyne Deni oo Safar Diblomaasiyadeed Ku Tegay Itoobiya iyo Imaaraadka

Next Post

Imaaraadka oo Lagu Eedeeyay Qorshe Ka Dhan ah Madaxweyne Xasan Sheekh

Related Posts

Mucaaradka oo isku abaabulay degmooyinka Muqdisho ka hor banaanbaxa berri

Mucaaradka oo isku abaabulay degmooyinka Muqdisho ka hor banaanbaxa berri

by Amin Cali Abdi
3 hours ago

Wararka24: Siyaasiyiinta mucaaradka Soomaaliya ayaa la sheegay inay isku kala qaybiyeen degmooyin kala duwan oo ka tirsan magaalada...

Farmaajo oo dowladda iyo hay’adaha amniga uga digay caburinta shacabka

Farmaajo oo dowladda iyo hay’adaha amniga uga digay caburinta shacabka

by Amin Cali Abdi
3 hours ago

Wararka24: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa war saxaafadeed uu soo saaray uga hadlay xarigga dhalinyaro...

Muungaab oo adkeeyay amniga caasimadda iyo hakinta hawlaha dhulka

Muungaab oo adkeeyay amniga caasimadda iyo hakinta hawlaha dhulka

by Amin Cali Abdi
3 hours ago

Wararka24: Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa shir guddoomiyay loogana hadlay...

DAAWO: Mucaaradka oo war cusub kasoo saaray banaanbaxa berri ku qabanayaan Muqdisho

DAAWO: Mucaaradka oo war cusub kasoo saaray banaanbaxa berri ku qabanayaan Muqdisho

by Amin Cali Abdi
4 hours ago

Wararka24: Siyaasiyiinta mucaaradka Soomaaliya ayaa war cusub kasoo saaray dibadbaxa ay qorsheynayaan inuu berri ka dhaco magaalada Muqdisho,...

Xasan Sheekh oo gaaray Jabuuti si uu uga qeyb galo caleemo-saarka Ismail Omar Geelle

Xasan Sheekh oo gaaray Jabuuti si uu uga qeyb galo caleemo-saarka Ismail Omar Geelle

by Amin Cali Abdi
7 hours ago

Wararka24: Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Djibouti City, halkaas...

Baarlamaanka Turkiga oo Soomaaliya u ansixiyay deeq $30 milyan ah

Baarlamaanka Turkiga oo Soomaaliya u ansixiyay deeq $30 milyan ah

by Amin Cali Abdi
8 hours ago

Wararka24: Baarlamaanka dalka Turkiga ayaa si rasmi ah u ansixiyay heshiis deeq taageero ah oo la siinayo dowladda...

Load More
Next Post
Imaaraadka

Imaaraadka oo Lagu Eedeeyay Qorshe Ka Dhan ah Madaxweyne Xasan Sheekh

NISA Wararka24

NISA oo Dishay Horjooge Sare oo Ka Tirsanaa Al-Shabaab

Gavin Williamson

Xildhibaan Gavin Williamson oo Caalamka ugu Baaqay Aqoonsiga Somaliland

Recommended

Putin

Erdogan oo Putin ula Hadlay Dagaalka Israel iyo Iran

11 months ago
Sacuudiga oo u oggolaaday Mareykanka saldhig cusub oo militari

Sacuudiga oo u oggolaaday Mareykanka saldhig cusub oo militari

2 months ago
Kenya

Kenya oo Diiday Qorshahe weyn oo ay Somaliland wadatay + Sababta

12 months ago
Mareykanka

Mareykanka oo Muujiyey Walaac Ku Saabsan Madaxweyne Xasan Sheekh

12 months ago
DF Soomaaliya oo saraakiil sare u dirtay Baraawe si loo xoojiyo amniga

DF Soomaaliya oo saraakiil sare u dirtay Baraawe si loo xoojiyo amniga

2 months ago
Maxamed Cali Ameeriko

Danjire Maxamed Cali Ameeriko oo lo magacaabay xilweyn + sababta?

9 months ago
NISA

NISA oo Burburisay Buundo Istiraatiiji ah oo Al-Shabaab Dhistay + Xog cusub?

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.