• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Wednesday, August 12, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Puntland oo Daahfurtay Shirweyne Wadatashi ah oo ay Qurba Joogtu Hoggaan u Tahay

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
1 year ago
Reading Time: 2 mins read
Puntland

Wararka Ugu Aqrintabadan

‎Shiinaha oo maraakiib dagaal oo cusub u diraya Gacanka Cadmeed‎

‎Shiinaha oo maraakiib dagaal oo cusub u diraya Gacanka Cadmeed‎

15 hours ago
Itoobiya oo ciidamadeeda AUSSOM kala baxday degmada Buurhakaba

Itoobiya oo ciidamadeeda AUSSOM kala baxday degmada Buurhakaba

2 days ago
Load More
Share

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Ilyaas Lugatoor ayaa si rasmi ah uga furay Garoowe shir wadatashi ah oo ay Qurba Joogtu doorka weyn ku leeyihiin, iyo xiriirka rasmiga ah ee ay la leeyihiin dowladda. Shirkan ayaa socon doona laba maalmood.

Puntland

Madaxweyne Ku-xigeenka Maamulka Puntland, Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa si rasmi ah uga furay magaalada Garoowe Shirweynaha Wadatashiga Qurba Joogta Puntland, kaas oo socon doona muddo laba cisho ah.

Shirkan ayaa waxaa soo qabanqaabisay Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Puntland, iyadoo diiradda lagu saarayo dejinta siyaasadda rasmiga ah ee Qurba Joogta, si loo xoojiyo xiriirka iyo wadashaqeynta ka dhaxeysa Maamulka iyo qurba joogta.

Madaxweyne Ku-xigeenka ayaa uga mahadceliyey Qurba Joogta kaalintooda muuqata ee ay ka qaateen hawlgalka lagu ciribtirayo argagixisada Daacish ee Hilaac. Waxa uu sidoo kale ku dhiirrigeliyey inay sii xoojiyaan taageeradooda, isla markaana ay maalgashi muuqda ku sameeyaan gudaha dalka.

Shirka oo ay ka qeybgalayaan qurba joogta dalka ku sugan iyo masuuliyiin ka tirsan Maamulka, ayaa lagu wadaa in lagu soo saaro talooyin iyo siyaasad mideysan oo lagu horumarinayo doorka Qurba Joogta ee horumarinta gobolka.

Wararka24 – Xog rasmi ah oo faahfaahin degdeg ah

  • ‎Shiinaha oo maraakiib dagaal oo cusub u diraya Gacanka Cadmeed‎

    ‎Shiinaha oo maraakiib dagaal oo cusub u diraya Gacanka Cadmeed‎

    Wararka Ugu Aqrintabadan ‎Shiinaha oo maraakiib dagaal oo cusub u diraya Gacanka Cadmeed‎ 15 hours ago Itoobiya oo ciidamadeeda AUSSOM kala baxday degmada Buurhakaba 2 days ago Load More ShareWararka24: Shiinaha ayaa bartamaha bishan Agoosto u diri doona maraakiib dagaal oo cusub Gacanka Cadmeed iyo biyaha Soomaaliya, si ay uga qeyb qaataan ilaalinta maraakiibta ganacsiga ee mara biyaha caalamiga ah, sida ay sheegtay Wasaaradda Difaaca Qaranka ee Shiinaha. Howlgalkan ayaa noqonaya markii 49-aad ee Shiinuhu ciidan badeed u diro gobolka, iyadoo kooxda cusub ay beddeli doonto cutubkii 48-aad ee howlgalka, kaas oo Soomaaliya iyo Gacanka Cadmeed ka howlgallayay tan iyo…

    Sii Aqri


    August 11, 2026
  • Itoobiya oo ciidamadeeda AUSSOM kala baxday degmada Buurhakaba

    Itoobiya oo ciidamadeeda AUSSOM kala baxday degmada Buurhakaba

    Wararka Ugu Aqrintabadan ‎Shiinaha oo maraakiib dagaal oo cusub u diraya Gacanka Cadmeed‎ 15 hours ago Itoobiya oo ciidamadeeda AUSSOM kala baxday degmada Buurhakaba 2 days ago Load More ShareWararka24: Ciidamada Itoobiya ee qeybta ka ahaa howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ayaa ka baxay degmada Buurhakaba ee gobolka Bay, iyadoo mas’uuliyadda amniga saldhigga degmada lagu wareejiyay Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Wareejintan ayaa qeyb ka ah qorshaha AUSSOM ee ah in si tartiib ah amniga loogu wareejiyo ciidamada Soomaaliya. AUSSOM ayaa sheegtay in 8-dii Agoosto ay, iyadoo taageero ka heleysa Xafiiska Qaramada Midoobay ee Taageerada Soomaaliya (UNSOS), si rasmi ah…

    Sii Aqri


    August 10, 2026
  • Doorashada guddoomiyaha golaha shacabka oo berri ka dhaceysa Muqdisho

    Doorashada guddoomiyaha golaha shacabka oo berri ka dhaceysa Muqdisho

    Wararka Ugu Aqrintabadan ‎Shiinaha oo maraakiib dagaal oo cusub u diraya Gacanka Cadmeed‎ 15 hours ago Itoobiya oo ciidamadeeda AUSSOM kala baxday degmada Buurhakaba 2 days ago Load More ShareWararka24: Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa la filayaa inay berri ka dhacdo magaalada Muqdisho, iyadoo maanta la soo gabagabeeyay diyaar-garowga goobta iyo habraacyada loogu talagalay qabsoomidda doorashada.‎ Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka, Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar, ayaa maanta kormeertay goobta loo diyaariyay doorashada, iyadoo ay wehliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad Cabdullaahi Cumar Abshirow, Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo Xoghayaha Guud ee Golaha, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdulle (Jaabiri).‎‎…

    Sii Aqri


    August 9, 2026

Share
Tags: puntlandsomaliawararka mantawararka somalia
Previous Post

Guddoomiye Aadan Madoobe oo Gaaray Algeria si uu uga Qeyb Galo Shir muhiim ah?

Next Post

Xamsa Barre oo manta Xilka Wasiirka Arrimaha Dibadda u Kala Wareejiyey Wasiirka Cusub iyo Axmed Fiqi + SAWIRO

Related Posts

‎Shiinaha oo maraakiib dagaal oo cusub u diraya Gacanka Cadmeed‎

‎Shiinaha oo maraakiib dagaal oo cusub u diraya Gacanka Cadmeed‎

by Amin Cali Abdi
15 hours ago

Wararka24: Shiinaha ayaa bartamaha bishan Agoosto u diri doona maraakiib dagaal oo cusub Gacanka Cadmeed iyo biyaha Soomaaliya,...

Itoobiya oo ciidamadeeda AUSSOM kala baxday degmada Buurhakaba

Itoobiya oo ciidamadeeda AUSSOM kala baxday degmada Buurhakaba

by Amin Cali Abdi
2 days ago

Wararka24: Ciidamada Itoobiya ee qeybta ka ahaa howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ayaa ka baxay degmada Buurhakaba...

Doorashada guddoomiyaha golaha shacabka oo berri ka dhaceysa Muqdisho

Doorashada guddoomiyaha golaha shacabka oo berri ka dhaceysa Muqdisho

by Amin Cali Abdi
2 days ago

Wararka24: Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa la filayaa inay berri ka dhacdo magaalada Muqdisho,...

Puntland oo la wareegtay taliskii saddexaad ee ciidama ka amarqaata DF oo ku yaalla Carmo

Puntland oo la wareegtay taliskii saddexaad ee ciidama ka amarqaata DF oo ku yaalla Carmo

by Amin Cali Abdi
3 days ago

Wararka24: Puntland ayaa maanta si rasmi ah ula wareegtay talis ciidan oo ku yaalla deegaanka Carmo ee gobolka...

Madaxweyne Cirro oo Soomaaliya ku eedeeyay faragelin lagu hayo Somaliland

Madaxweyne Cirro oo Soomaaliya ku eedeeyay faragelin lagu hayo Somaliland

by Amin Cali Abdi
4 days ago

Wararka24: Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedeeyay inay faragelin ku hayso arrimaha...

Soomaaliya oo laba tartame u dirtay tartanka caalamiga ah ee Qur’aanka Sacuudiga

Soomaaliya oo laba tartame u dirtay tartanka caalamiga ah ee Qur’aanka Sacuudiga

by Amin Cali Abdi
5 days ago

Wararka24: Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sagootisay laba arday oo dalka ku matalaya...

Load More
Next Post
Xamsa Barre

Xamsa Barre oo manta Xilka Wasiirka Arrimaha Dibadda u Kala Wareejiyey Wasiirka Cusub iyo Axmed Fiqi + SAWIRO

Dalmar Cadow

DAAWO, Waxan ahay MUSHARAX! Dalmar Cadow Gudomiyaha Naafada degmada Dharkeynley?

Netanyahu

Netanyahu iyo trump oo wacad ku maray inay ka argudi doonan, Iran iyo huthiyiinta?

Recommended

Soomaaliya

Qorshaha Gargaarka Soomaaliya oo Hoos u Dhacay Sannadka 2026.

7 months ago
Xasan Sheekh

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la Kulmay Hoggaanka Xisbiyada Siyaasadda

1 year ago
Turkiga oo sheegay in shidaal laga soo saari karo Soomaaliya muddo 9 bilood ah

Turkiga oo sheegay in shidaal laga soo saari karo Soomaaliya muddo 9 bilood ah

4 months ago
Ciidamada Macawiisleeyda oo weerar culus ku qaaday Al-Shabaab deegaanka Goobo ee gobolka Hiiraan

Ciidamada Macawiisleeyda oo weerar culus ku qaaday Al-Shabaab deegaanka Goobo ee gobolka Hiiraan

10 months ago
Xuutiyiinta oo Sacuudiga ku eedeeyay inuu u adeegayo danaha Mareykanka iyo Israa’iil

Xuutiyiinta oo Sacuudiga ku eedeeyay inuu u adeegayo danaha Mareykanka iyo Israa’iil

4 weeks ago
Puntland iyo Jubbaland oo war culus kasoo saaray arrintii maanta ka dhacday Garoonka Muqdisho,

Mucaaradka oo loo ogolaaday in hubkooda ay la galaan xerada Xalane

6 months ago
Maxkamada Sare ee Kenya oo hakisay qorshe la xiriira xarumaha Ebola

Maxkamada Sare ee Kenya oo hakisay qorshe la xiriira xarumaha Ebola

2 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.