• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Friday, September 11, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Fahad yaasiin oo kadigay Qorshe ay Jabuuti wadato + Faahfahin dheerad ah

Amran Mahad by Amran Mahad
1 year ago
Reading Time: 3 mins read
Fahad yaasiin
Share

Fahad yaasiin

Jabuuti (Wararka24) – Hogaamiyii hore ee hayada sirdoonka qararnka NISA fahad yaasiin ayaa kahor kulanka Madaxweynaha dowlada fadaraalka soomalia hassan sheekh mahamuud iyo dhigiisa dalka jabuuti ismaeel cumar geele Agaasimihii hore ee NISA ayaa digniin u diray madaxda qaranka, isagoo ka codsaday in Jabuuti aysan ka aqbalin waxa ay waddo

Agaasimihii hore ee Hay’adda NISA Fahad Yaasiin ayaa faallo xooggan ka soo saaray kulankii uu Madaxweyne Xasan Sheekh ku lahaa madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, isagoo ku baaqay in la joojiyo qorshe ay waddo Jabuuti.

Fahad ayaa qoraalkiisii ciwaanka “FADLAN EEDDA IGA DULQAAD” ku sheegay inuu ka shakisan yahay ujeedada kulanka. “Dowladaha xorta ah ma aqbalaan in dalkooda loo adeegsado hardan dagaal,” ayuu qoraalkiisa ku yiri.

“Waxaan uga digayaa madaxda inay ka fogaadaan codsigaan Jabuuti,” ayuu sii raaciyay, isagoo tilmaamay in fulinta qorshahaasi ay keeni karto cidhiidhi xooggan.

Wuxuu intaa ku daray: “Haddii la fuliyo (Alle kama dhigee), ummadda Soomaaliyeed ayaa fahmi doonta waxaan ka hadlayo.”

Wasiirka Maaliyadda Jabuuti Ilyaas oo Fahad Yaasiin usoo jawaabay

Jabuuti (Wararka24) – Wasiirka Maaliyadda Jabuuti Ilyaas Muuse Dawaleh ayaa jawaab kale kasoo saaray eeddii uu Fahad Yaasiin ku jeediyey Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle.

Dawaleh ayaa ku tilmaamay Fahad inuu yahay “qof maskaxda ka xanuunsan”, isagoo ku sheegay Twitter: “Madaxweyne Geelle xanuun maskaxiyan ayuu ku riday Fahad iyo kooxdii guuldarreysatay. Waxay muujinaysaa inay fursad kasta ku muunad xumeeynayaan.”

Wuxuu intaa ku daray: “Haddii ay RI ku dhimato Gedo , waxaa laleeyahay’ madaxweyne Geelle ayaa dilay’. Haddii Muqdisho qarax ka dhaco, waxaa laleeyahay’ Geelle ayaa ka dambeeyay’. Taariikhda Ismaaciil Cumar, cayda Fahad waxba kama beddeleyso .” wuxuu raaciyey in leen cumrigaada oo raagay geel dhalaya buu kutusaa?

“Raali ahaada kuwa nacaybka qabow, cuna kaniinka madax xanuun,” ayuu Dawaleh ku daray, isagoo ugu baaqay Fahad inuu iska daayo eedaha.

Wararka24 – Xog rasmi ah oo faahfaahin youtube degdeg ah


Share

Recommended

Sacuudiga oo xayiraado ku billaabay lacagihii loo diri jiray Imaaraadka Carabta

Sacuudiga oo xayiraado ku billaabay lacagihii loo diri jiray Imaaraadka Carabta

2 months ago
Duqeyn ka dhacday  Jubbada Hoose oo sababtay dhimashada 3qoys oo ka koobnaa 12 qof

Duqeyn ka dhacday Jubbada Hoose oo sababtay dhimashada 3qoys oo ka koobnaa 12 qof

3 months ago
Faylasha Jeffrey Epstein oo laga ogaaday hawlgallo iyo xiriirro ka jiray Geeska Afrika

Faylasha Jeffrey Epstein oo laga ogaaday hawlgallo iyo xiriirro ka jiray Geeska Afrika

7 months ago
Beesha caalamka oo ku baaqday in heshiis laga gaaro doorashada Soomaaliya

Beesha caalamka oo ku baaqday in heshiis laga gaaro doorashada Soomaaliya

3 months ago
Al-Shabaab oo digniin kasoo saaray dhulka la isku heysto ee Muqdisho

Al-Shabaab oo digniin kasoo saaray dhulka la isku heysto ee Muqdisho

12 months ago
Soomaaliya oo Tacsi u Dirtay Aljeeriya Kadib Dab Ka Kacay Xarun Agoomaha Lagu Daryeelo

Soomaaliya oo Tacsi u Dirtay Aljeeriya Kadib Dab Ka Kacay Xarun Agoomaha Lagu Daryeelo

2 months ago
Faahfaahinta Dilka manta hargeysa Somaliland

Wararka24: Booliska Somaliland oo soo qabtay eedeysane loo haysto dil ka dhacay Manta Hargeysa? +Faah faahin dherad ah

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.