• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Friday, September 11, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somali celebrity

Xiis Xarago: Nimcaan Hilaac wuxuu ka doorbiday baasaboor wiil aan udhalay

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
1 year ago
Reading Time: 1 min read
Xiis Xarago: Nimcaan Hilaac wuxuu ka doorbiday baasaboor wiil aan udhalay
Share

Xiis Xarago oo ka hadlaysay “live” TikTok ayaa ku eedeysay fannaan Nimcaan Hilaac in uu ka doortay baasaboor iyo cabsi uu ka qabo xaaskiisa kale, halkii uu ka garab istaagi lahaa ilmaha ay dhashay.

Xiis ayaa sheegtay in ay ogolaatay inay guursato Nimcaan xilli ay ogtahay inuu xaas hore leeyahay, isla markaana ay dulqaad u samaysay inuu inta ay isla joogaan la hadlo xaaskiisa kale. Waxay intaas ku dartay in marka ay uurka qaadday uu ku beddelay dabeecad cusub, isagoo ka baqaya xaaskiisa kale iyo arrimaha socdaalka.

Waxay ku eedeysay in uu hadda ku handadayo inay baraha bulshada ku faafiyo muuqaal ay ku xiran tahay dirac khafiif ah, haddii aysan ka aamusiin sheekadan. Xiis ayaa sheegtay in aysan rabin lacag ama dib u helid Nimcaan, balse kaliya ay doonayso inuu qirto in ilmaha ay dhashay uu yahay wiilkiisa.


Share

Recommended

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

5 months ago
Cabdikariin Cali Shaah

Fannaanka Cabdikariin Cali Shaah oo xorriyaddiisa dib u helay?

12 months ago
Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

4 months ago
Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

7 months ago
Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

3 months ago
Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

1 year ago
Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.