Munaasabad Xil-Wareejin oo maanta ka dhacday xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga
Wararka24: 4-02-2026: Munaasabad xil-wareejin ah ayaa maanta ka dhacday xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga, kaddib markii xilka Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ...







