• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Monday, September 28, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Rooble: Dagaalka Tarabuunka waa musiibo qaran oo aan la aqbali karin

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
1 year ago
Reading Time: 1 min read
Rooble
Share

Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa si kulul uga hadlay dagaalkii maanta ka dhacay xaafadda Tarabuunka ee degmada Hodan, isagoo ku tilmaamay musiibo qaran oo aan la aqbali karin.

Rooble ayaa sheegay in aan la aqbali karin in shacabka iyo dadka maatada ah lagu beegsado hub culus, taas oo uu ku tilmaamay mid ka hor imanaysa bani’aadantinimada, sharciga iyo qiyamka bulshada Soomaaliyeed. Wuxuu tacsi u diray ehellada dadkii ku dhintay, wuxuuna caafimaad u rajeeyay kuwa dhaawacmay.

Sidoo kale, Rooble ayaa ku baaqay in si degdeg ah ciidanka ku sugan Tarabuunka halkaas laga qaado, kuwa ku lugta lahaa falkaasna sharciga la hor keeno, si loo xaqiijiyo caddaalad, lagana hortago in dhacdooyin noocan ah ay mar kale soo noqdaan.


Share

Recommended

DF oo ka oo fashilisay abaabul ay Al-Shabaab ka wadeen laba gobol

DF oo ka oo fashilisay abaabul ay Al-Shabaab ka wadeen laba gobol

7 months ago

Faransiiska iyo Talyaaniga oo xiriir diblomaasiyadeed la sameeyay Iiraan

7 months ago
Dowladda Federaalka Soomaaliya

DF Soomaaliya oo Waddada udhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye, Cidamo Badan Udirtay + Sababta

2 years ago
Xasan Sheekh

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la Kulmay Hoggaanka Xisbiyada Siyaasadda

1 year ago
DEGDEG: Amran Axmed Xasan Oo Loo Doortay Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad Ee Baarlamaanka Waqooyi-Bari

DEGDEG: Amran Axmed Xasan Oo Loo Doortay Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad Ee Baarlamaanka Waqooyi-Bari

1 year ago
Garaad Jaamac Garaad Cali

Garaad Jaamac Garaad Cali iyo Suldaan Daa’uud Suldaan Cabdiqaadir oo Nabad isla qaatey iyago ka kala socda somaliland iyo khaatumo 

1 year ago
Gurmadka ciidamada

Gurmadka Ciidamada oo Ku Qulqulaya Dhinaca Furimaha Gobolka Hiiraan

2 years ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.