koonfurta Lubnaan Israa’iil ayaa sheegtay in gantaallo laga soo tuuray + faahfaahin

Share

koonfurta Lubnaan Israa’iil ayaa sheegtay i

Israa’iil ayaa markii u horreysay tan iyo xabbad-joojintii Xisbullah sheegtay in saddex gantaal looga soo tuuray koonfurta dhinaca Lubnaan. Gantaalladan oo ay Israa’iil sheegtay inay ka hortageen, ayaa sidoo kale uga jawaabay duqeymo ay ka geysteen deegaannada koonfurta dalka Lubnaan.

Ma jiro wax hadal ah oo ka soo baxay ururka Xisbullah ama koox kale oo looga hadlay gantaallada ay Israa’iil sheegtay in looga soo tuuray koonfurta Lubnaan.

📌 Wararka24 – Xog rasmi ah oo faahfaahin degdeg ah


Share