• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Friday, September 11, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Falanqeyn: dabka soo noqnoqday ee suuqyada soomaaliya iyo kalsoonida ganacsatada soomaaliyeed

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
2 months ago
Reading Time: 2 mins read
Falanqeyn: dabka soo noqnoqday ee suuqyada soomaaliya iyo kalsoonida ganacsatada soomaaliyeed
Share

Wararka24: Mid ka mid ah ganacsatada ku hanti beelay dabkii ka kacay Suuqa Bakaaraha aya yiri, “Sheyna iima badbaadin maanta. Waxaan waayay hanti aan aruurinayay 16 sano. Murugo ayaan dareemayaa, waxaan ahay qof ceyr-toobay,” hadalkiisa ma uusan koobnayn murugada shaqsiyadeed ee uu wajahayo. Wuxuu metelayay dareenka boqollaal ganacsato ah oo waayay hantidii ay sannado badan ku dhisayeen dadaal iyo adkaysi.

Suuqa Bakaaraha waa xarunta ugu weyn ee ganacsiga Soomaaliya, waxaana nolol maalmeedkooda ku tiirsanyahay kumannaan qoys. Ganacsatada, shaqaalaha, gaadiidleyda iyo adeeg-bixiyeyaasha ayaa dhammaantood ku xiran dhaqdhaqaaqa suuqa, taasoo ka dhigaysa in masiibo kasta oo halkaas ka dhacda ay saameyn ku yeelato qayb ballaaran oo ka mid ah dhaqaalaha dalka.

Soo noqnoqoshada dababka ka dhaca suuqyada waaweyn waxay muujinaysaa baahida loo qabo qorshe waara oo lagu yareynayo khataraha. Tallaabooyinka ay ka mid yihiin rakibidda nidaamyo casri ah oo dab-damis, waddooyin fududeeya gurmadka degdegga ah iyo tababarro joogto ah oo la xiriira badbaadada ayaa door muhiim ah ka qaadan kara.

Dowladda iyo hay’adaha ay khuseyso waxaa saaran mas’uuliyad ku aaddan qiimeynta khasaaraha, taageeridda dadka ay saameysay musiibadu iyo dejinta siyaasado lagu xoojinayo badbaadada xarumaha ganacsiga. Sidoo kale, iskaashiga ganacsatada, hay’adaha maaliyadda iyo bulshada ayaa muhiim u noqon kara dib u soo kabashada dadka ay dhibaatadu gaartay.

Dabkii Bakaaraha wuxuu muujinaya baahida loo qabo qorsheyn iyo u diyaar garow. Inkasta oo suuq dib loo dhisi karo, ilaalinta kalsoonida ganacsatada iyo adkeynta badbaadada dhaqaalaha waxay u baahan yihiin tallaabooyin joogto ah iyo iskaashi ballaaran oo looga hortago in masiibooyin la mid ah ay mar kale dhacaan


Share

Recommended

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

5 months ago
Cabdikariin Cali Shaah

Fannaanka Cabdikariin Cali Shaah oo xorriyaddiisa dib u helay?

12 months ago
Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

4 months ago
Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

7 months ago
Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

3 months ago
Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

1 year ago
Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.