• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Friday, September 11, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Wafdi Turkiga ka socda oo Muqdisho u imanaya mashruuca shidaalka

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
5 months ago
Reading Time: 2 mins read
Wafdi Turkiga ka socda oo Muqdisho u imanaya mashruuca shidaalka
Share

Wararka24: Wafdi heer sare ah oo ka socda Türkiye ayaa la filayaa inay gaaraan magaalada Muqdisho saacadaha soo socda, si ay uga qeyb galaan munaasabad la xiriirta mashruuca sahminta shidaalka Soomaaliya.

Wafdigan waxaa hoggaaminaya Wasiirka Tamarta ee Turkiga Alparslan Bayraktar, waxaana ku wehliya mas’uuliyiin sare oo kale.

Munaasabadda ayaa lagu soo dhoweynayaa markabka sahminta shidaalka ee Çağrı Bey, kaas oo safar dheer kaga yimid koonfurta Turkiga, isla markaana la filayo inuu bilaabo qodista ceelkii ugu horreeyay ee shidaal badeedka Soomaaliya.

Ceelkan oo loo bixiyay Curad ayaa astaan u ah bilowga sahminta shidaalka badda qoto dheer ee dalka, iyadoo la qorsheeyay in howlgalka qodista uu socdo ku dhawaad 288 maalmood.

Mas’uuliyiinta ayaa sheegay in qodista lagu gaari doono qiyaastii 7,500 mitir, taas oo ka mid noqon karta mashaariicda ugu waaweyn ee tamarta dalka laga hirgeliyo.

Howlgalkan waxaa taageeraya maraakiibta ciidamada badda ee Turkiga, waxaana markabka saaran boqolaal khubaro iyo shaqaale farsamo oo ka shaqeynaya mashruuca.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa mashruucan ku tilmaamtay mid taariikhi ah oo kor u qaadi kara dhaqaalaha dalka, isla markaana xoojin kara iskaashiga u dhexeeya Soomaaliya iyo Türkiye.


Share

Recommended

Sacuudiga oo xayiraado ku billaabay lacagihii loo diri jiray Imaaraadka Carabta

Sacuudiga oo xayiraado ku billaabay lacagihii loo diri jiray Imaaraadka Carabta

2 months ago
Duqeyn ka dhacday  Jubbada Hoose oo sababtay dhimashada 3qoys oo ka koobnaa 12 qof

Duqeyn ka dhacday Jubbada Hoose oo sababtay dhimashada 3qoys oo ka koobnaa 12 qof

3 months ago
Faylasha Jeffrey Epstein oo laga ogaaday hawlgallo iyo xiriirro ka jiray Geeska Afrika

Faylasha Jeffrey Epstein oo laga ogaaday hawlgallo iyo xiriirro ka jiray Geeska Afrika

7 months ago
Beesha caalamka oo ku baaqday in heshiis laga gaaro doorashada Soomaaliya

Beesha caalamka oo ku baaqday in heshiis laga gaaro doorashada Soomaaliya

3 months ago
Al-Shabaab oo digniin kasoo saaray dhulka la isku heysto ee Muqdisho

Al-Shabaab oo digniin kasoo saaray dhulka la isku heysto ee Muqdisho

12 months ago
Soomaaliya oo Tacsi u Dirtay Aljeeriya Kadib Dab Ka Kacay Xarun Agoomaha Lagu Daryeelo

Soomaaliya oo Tacsi u Dirtay Aljeeriya Kadib Dab Ka Kacay Xarun Agoomaha Lagu Daryeelo

2 months ago
Faahfaahinta Dilka manta hargeysa Somaliland

Wararka24: Booliska Somaliland oo soo qabtay eedeysane loo haysto dil ka dhacay Manta Hargeysa? +Faah faahin dherad ah

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.