• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 12, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Caalamka

Mareykanka iyo Iiraan oo ku heshiiyay xabad joojin laba toddobaad ah

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
5 months ago
Reading Time: 2 mins read
Mareykanka iyo Iiraan oo ku heshiiyay xabad joojin laba toddobaad ah
Share

Wararka24: Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay in Mareykanka iyo Iiraan ay gaareen heshiis xabad joojin ah oo soconaya laba toddobaad.

Ku dhawaaqistan ayaa timid wax ka yar laba saacadood ka hor waqtigii kama dambaysta ahaa ee uu Mareykanku u qabtay Iiraan inay dib u furto marinka Hormuz.

Trump ayaa sheegay in heshiiska uu ku xiran yahay in Iiraan ay oggolaato furitaanka marinkaasi oo muhiim u ah maraakiibta shidaalka iyo gaaska.

Dowladda Iiraan ayaa dhankeeda sheegtay in wadahadallo rasmi ah ay Jimcaha ka bilaaban doonaan magaalada Islamabad ee dalka Pakistan.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Iiraan ayaa sheegay in Tehran ay joojin doonto weerarrada aargoosiga ah, isla markaana ay oggolaan doonto marin ammaan ah oo laga helo Hormuz.

Saraakiil ka tirsan Aqalka Cad ayaa sidoo kale sheegay in Israa’iil ay aqbashay xabad joojinta, islamarkaana ay joojin doonto duqeymaha ay ka wadday gudaha Iiraan.

Dagaalka u dhexeeya dhinacyadan oo galay toddobaadkiisii lixaad ayaa sababay khasaare xooggan oo naf iyo maalba leh, iyadoo kumannaan qof ay ku dhinteen.

Suuqyada caalamka ayaa si degdeg ah uga falceliyay warkan, iyadoo qiimaha shidaalka uu si weyn hoos ugu dhacay kadib ku dhawaaqista heshiiska.


Share

Recommended

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

5 months ago
Cabdikariin Cali Shaah

Fannaanka Cabdikariin Cali Shaah oo xorriyaddiisa dib u helay?

12 months ago
Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

4 months ago
Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

7 months ago
Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

3 months ago
Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

1 year ago
Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.