• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 12, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo Shaacisay Xilliga Shaqada Gudaha Bisha Barakeysan ee Ramadhan.

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
7 months ago
Reading Time: 1 min read
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo Shaacisay Xilliga Shaqada Gudaha Bisha Barakeysan ee Ramadhan.
Share

Wararka24: 18-02-2026 Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Soomaaliya ayaa shaacisay in wax ka beddel lagu sameeyay saacadaha shaqada ee hay’adaha dowladda inta lagu jiro Bisha Barakeysan ee Ramadhan.

Wasaaraddu waxay sheegtay in go’aankan lagu saleeyay tixgelinta xurmada iyo fadliga bisha Ramadan, si loo fududeeyo waajibaadka cibaadada ee shaqaalaha Muslimiinta.

Waxa ay sidoo kale hambalyo u dirtay dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed iyo guud ahaan Ummadda Muslimiinta munaasabadda bilashada bisha barakeysan.

Sida ku cad ogeysiiska rasmiga ah ee Wasaaradda, saacadaha shaqada ayaa laga dhigay 09:00 subaxnimo ilaa 03:00 galabnimo inta lagu jiro bisha Ramadan, iyadoo la rajeynayo in hay’adaha dowladda ay si buuxda u dhaqan geliyaan nidaamkan cusub.

Share

Recommended

Mahad Salaad oo gaaray Baydhaba kuna biiray dhaqdhaqaaqyada socda

Mahad Salaad oo gaaray Baydhaba kuna biiray dhaqdhaqaaqyada socda

5 months ago
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti oo shaaciyey in DF aan lagala tashan duqeymaha Mareykanka ee Soomaaliya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti oo shaaciyey in DF aan lagala tashan duqeymaha Mareykanka ee Soomaaliya

7 months ago
Qatar iyo Imaaraadka Carabta oo codsi u diray Trump

Qatar iyo Imaaraadka Carabta oo codsi u diray Trump

6 months ago
Soomaaliya oo ku biirtay 15 heshiis oo caalami ah oo la xiriira badaha + War-saxaafadeedka

Soomaaliya oo ku biirtay 15 heshiis oo caalami ah oo la xiriira badaha + War-saxaafadeedka

3 months ago
Xildhibaan ka tirsan Golaha Mustaqbalka oo qiray walaaca mucaaradka ee dib-u-eegista Dastuurka.

Xildhibaan ka tirsan Golaha Mustaqbalka oo qiray walaaca mucaaradka ee dib-u-eegista Dastuurka.

8 months ago
Xasan Sheekh oo booqasho shaqo ku tagaya Jowhar

Xasan Sheekh oo booqasho shaqo ku tagaya Jowhar

3 months ago
Wasiir ka tirsan DF oo eedeymo u jeediyay Madaxweynaha Puntland

Wasiir ka tirsan DF oo eedeymo u jeediyay Madaxweynaha Puntland

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.