• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 12, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Ciidanka Xoogga Dalka oo 15 Al-Shabaab ku dilay howlgallo ka dhacay Shabeellaha Dhexe

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
7 months ago
Reading Time: 2 mins read
Xubno ka tirsan Al-Shabaab Oo ku dintay Howlgal Laga fuliyay Magaalada Xuddur ee Xarunta Gobolka Bakool
Share

Wararka24: 16-02-2026; Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe, gaar ahaan Masaajid Cali Gaduud iyo Daaru Salaam, sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga.

Howlgallada ayaa lagu dilay ugu yaraan 15 dagaalyahan oo ka tirsanaa Al-Shabaab, kuwaas oo lagu sheegay inay qorsheynayeen weerarro iyo falal amni-darro oo ka dhaca waddooyinka iyo deegaannada gobolka.

Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa sidoo kale sheegtay in intii uu howlgalka socday la burburiyay gaadiid iyo hub ay kooxda Al-Shabaab lahayd, iyadoo mar kale xaqiijisay in howlgallada ka dhanka ah kooxda ay sii socon doonaan ilaa laga wiiqo khatarta ay ku hayaan nabadda iyo xasilloonida dalka.

AKHRISA WAR SAXAAFADEEDKA WASAARADDA:-

Share

Recommended

Mahad Salaad oo gaaray Baydhaba kuna biiray dhaqdhaqaaqyada socda

Mahad Salaad oo gaaray Baydhaba kuna biiray dhaqdhaqaaqyada socda

5 months ago
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti oo shaaciyey in DF aan lagala tashan duqeymaha Mareykanka ee Soomaaliya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti oo shaaciyey in DF aan lagala tashan duqeymaha Mareykanka ee Soomaaliya

7 months ago
Qatar iyo Imaaraadka Carabta oo codsi u diray Trump

Qatar iyo Imaaraadka Carabta oo codsi u diray Trump

6 months ago
Soomaaliya oo ku biirtay 15 heshiis oo caalami ah oo la xiriira badaha + War-saxaafadeedka

Soomaaliya oo ku biirtay 15 heshiis oo caalami ah oo la xiriira badaha + War-saxaafadeedka

3 months ago
Xildhibaan ka tirsan Golaha Mustaqbalka oo qiray walaaca mucaaradka ee dib-u-eegista Dastuurka.

Xildhibaan ka tirsan Golaha Mustaqbalka oo qiray walaaca mucaaradka ee dib-u-eegista Dastuurka.

8 months ago
Xasan Sheekh oo booqasho shaqo ku tagaya Jowhar

Xasan Sheekh oo booqasho shaqo ku tagaya Jowhar

3 months ago
Wasiir ka tirsan DF oo eedeymo u jeediyay Madaxweynaha Puntland

Wasiir ka tirsan DF oo eedeymo u jeediyay Madaxweynaha Puntland

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.