• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Friday, September 11, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Nidaam cusub oo isku xira saldhigyada, CID-da iyo garsoorka Booliska Soomaaliya oo la hirgelinaya

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
7 months ago
Reading Time: 2 mins read
Nidaam cusub oo isku xira saldhigyada, CID-da iyo garsoorka Booliska Soomaaliya oo la hirgelinaya
Share

Wararka24: 6-02-2026: Booliska Soomaaliya ayaa shaaciyay in ay dhawaan hirgelin doonaan nidaam cusub oo casri ah oo isku xira saldhigyada booliska, Waaxda Dambi-baarista (CID), garsoorka iyo xeer-ilaalinta, si loo dardargeliyo isgaarsiinta iyo wadaagga xogta dambiyada.

Afhayeenka Booliska Soomaaliya, Gaashaanle Dhexe Cabdifitaax Aadan Xasan, ayaa sheegay in nidaamkan uu diiradda saarayo mideynta xogta dambiyada iyo dedejinta habraacyada baarista, isla markaana Dowladda Federaalka ay tababarro siisay shaqaale ka shaqeyn doona hirgelinta mashruuca.

Wuxuu xusay in dowlad saaxiib ah ay ka taageereyso mashruuca, kaas oo maraya marxaladdiisii labaad.

“Waxaa jira nidaam wada-shaqeyn ah oo mideynaya 20 saldhig oo boolis ah oo ku yaalla Gobolka Banaadir, Agaasinka Dambi-baarista CID-da, garsoorka iyo xeer-ilaalinta.

Tababarrada way billowdeen, waxaana la filayaa in nidaamku si rasmi ah u shaqeeyo lixda bilood ee ugu horreeya sanadka 2026,” ayuu yiri afhayeenku.

Sidoo kale, Afhayeenka Booliska ayaa sheegay in la qorsheynayo in CID-da lagu xiro xafiisyada gobollada dalka, si loo dardargeliyo dabagalka iyo soo qabashada eedeysaneyaasha.

Mashruucan ayaa, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta ammaanka, lagu doonayaa in lagu xoojiyo hufnaanta nidaamka caddaaladda, lana wanaajiyo la-dagaallanka dambiyada iyo amni-darrada dalka.

Wararka muhimka ah kalasoco WARARKA24


Share

Recommended

Sacuudiga oo xayiraado ku billaabay lacagihii loo diri jiray Imaaraadka Carabta

Sacuudiga oo xayiraado ku billaabay lacagihii loo diri jiray Imaaraadka Carabta

2 months ago
Duqeyn ka dhacday  Jubbada Hoose oo sababtay dhimashada 3qoys oo ka koobnaa 12 qof

Duqeyn ka dhacday Jubbada Hoose oo sababtay dhimashada 3qoys oo ka koobnaa 12 qof

3 months ago
Faylasha Jeffrey Epstein oo laga ogaaday hawlgallo iyo xiriirro ka jiray Geeska Afrika

Faylasha Jeffrey Epstein oo laga ogaaday hawlgallo iyo xiriirro ka jiray Geeska Afrika

7 months ago
Beesha caalamka oo ku baaqday in heshiis laga gaaro doorashada Soomaaliya

Beesha caalamka oo ku baaqday in heshiis laga gaaro doorashada Soomaaliya

3 months ago
Al-Shabaab oo digniin kasoo saaray dhulka la isku heysto ee Muqdisho

Al-Shabaab oo digniin kasoo saaray dhulka la isku heysto ee Muqdisho

12 months ago
Soomaaliya oo Tacsi u Dirtay Aljeeriya Kadib Dab Ka Kacay Xarun Agoomaha Lagu Daryeelo

Soomaaliya oo Tacsi u Dirtay Aljeeriya Kadib Dab Ka Kacay Xarun Agoomaha Lagu Daryeelo

2 months ago
Faahfaahinta Dilka manta hargeysa Somaliland

Wararka24: Booliska Somaliland oo soo qabtay eedeysane loo haysto dil ka dhacay Manta Hargeysa? +Faah faahin dherad ah

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.