• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 12, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Afrika

Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Oo walaac ka mujiyaya awoodda cidaan ee sii kordheysa ee…

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
7 months ago
Reading Time: 2 mins read
Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Oo walaac ka mujiyaya awoodda cidaan ee sii kordheysa ee…
Share

Wararka24: 6-02-2026:Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu, ayaa muujiyay walaac isa soo taraya oo ku aaddan horumarka dhinaca milatariga ee ay sameyneyso Jamhuuriyadda Carbeed ee Masar, isaga oo sheegay in Tel Aviv ay qaadi doonto tallaabooyin ay kula socoto una xakameyso kororka awoodda ciidan ee Qaahira.

Netanyahu ayaa sheegay in Israa’iil iyo Masar ay leeyihiin heshiisyo rasmi ah oo dhigaya xadidaado iyo is-faham dhanka amniga ah, isaga oo carrabka ku adkeeyay in kororka awoodda milatari ee Masar aan loo oggolaan doonin inuu gaaro heer khatar ama cabsi ku abuuraya Israa’iil.

“Ciidanka Masar wuu sii xoogaysanayaa, inkastoo ay naga dhaxeeyaan heshiisyo iyo dano wadaag ah, haddana si dhow ayaan ula soconaynaa arrintan, innagoo ka hortagayna in la dhiso awood milatari oo xad-dhaaf ah,” ayuu yiri.

Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil ayaa sheegay in Tel Aviv ay si dhow ula socon doonto horumarka milatari ee Qaahira, isla markaana ay qaadi doonto tallaabooyin lagu ilaalinayo dheelitirka amni ee gobolka.

Mas’uuliyiinta Israa’iil ayaa tilmaamay in arrintani ay ku saleysan tahay ilaalinta danaha amni ee Israa’iil iyo xasilloonida heshiisyada u dhexeeya labada dal.

Masar ayaa bilooyinkii u dambeeyay kordhisay tababarro, qalabayn iyo iskaashi ay la leedahay dalal kala duwan oo ku yaalla Waqooyiga Afrika iyo Bariga Dhexe, taas oo sare u qaadday muuqaalka awooddeeda milatari.

Arrintan ayaa soo jiidatay feejignaan ka timid Israa’iil, xilli labada dal ay sii wadaan xiriirkooda diblomaasiyadeed iyo iskaashiga dhinacyada amniga.

Wararka muhimka ah kalasoco WARARKA24


Share

Recommended

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

5 months ago
Cabdikariin Cali Shaah

Fannaanka Cabdikariin Cali Shaah oo xorriyaddiisa dib u helay?

12 months ago
Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

4 months ago
Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

7 months ago
Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

3 months ago
Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

1 year ago
Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.