• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 12, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

NISA ayaa sheegtay in howlgal qorsheysan lagu beegsaday sarkaal ka tirsan Al-Shabaab

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
7 months ago
Reading Time: 2 mins read
NISA ayaa sheegtay in howlgal qorsheysan lagu beegsaday sarkaal ka tirsan Al-Shabaab
Share

Wararka24: 6-02-2026: Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa sheegtay in howlgal qorsheysan oo laga fuliyay deegaanka Daniga Baaloow ee Gobolka Shabeellaha Hoose lagu beegsaday sarkaal ka tirsan Al-Shabaab, kaas oo hay’addu ku tilmaantay mas’uul ka ahaa maaliyadda kooxda ee Gobolka Banaadir.

War-saxaafadeed kasoo baxay NISA ayaa lagu sheegay in howlgalka, oo dhacay 27-kii Janaayo, lagu beegsaday Axmed Dhubad Xidig, oo magaciisa afgarashadu ahaa Sheekh Aadan Dheere.

Hay’addu waxay sheegtay in ninkaasi uu ku sugnaa guri ku yaalla deegaanka Daniga Baaloow, halkaas oo ay ku fuliyeen howlgal ay wadeen ciidamo si gaar ah u tababaran.

NISA ayaa sheegtay in ninka la beegsaday uu muddo dheer ka tirsanaa Al-Shabaab, isla markaana horey ugu howlanaa ururinta dhaqaale ee kooxda ee gobollo ay ka mid yihiin Mudug, Galgaduud, Hiiraan iyo Shabeellaha Hoose. Hay’addu waxay intaas ku dartay in howlgalka uu daba socday raadraac muddo socday.

Mas’uuliyiinta NISA ayaa sheegay in howlgalka lagu fuliyay iskaashi dhinaca amniga ah, ayna weli sii socdaan howlgallo lagu beegsanayo xubno ka tirsan Al-Shabaab. Dhanka kale, hay’addu waxay ugu baaqday shacabka inay la wadaagaan hay’adaha amniga wixii xog ah oo la xiriira khataro amni. wixii khatar amni ah ama macluumaad la xiriira Khawaarijta Al-Shabaab/Daacish, la wadaag NISA: 199 / 0770747474 / 0620545454


Share

Recommended

Duqa Magaalada Muqdisho Xasan Muungaab oo booqday xerada TurkSom+sawiro

Duqa Magaalada Muqdisho Xasan Muungaab oo booqday xerada TurkSom+sawiro

4 months ago
Imaaraadka

Imaaraadka oo Lagu Eedeeyay Qorshe Ka Dhan ah Madaxweyne Xasan Sheekh

1 year ago
Midowga Yurub oo Qaaday talaabo kacareysiisay Mareykankana

Midowga Yurub oo Qaaday talaabo kacareysiisay Mareykankana. maxay tahay?

1 year ago
Maxamed Cabdullaahi Farmaajo

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Oo farin cusub udiray shacabka soomaliyeed, Kadib Weerarli Baledweyne?

2 years ago
Ra’iisul Wasaare Xamza oo sheegay in Koonfur Galbeed yeelanayso hoggaan cusub

Ra’iisul Wasaare Xamza oo sheegay in Koonfur Galbeed yeelanayso hoggaan cusub

5 months ago
Dowladda Turkiga

Turkiga oo Diyaarado cusub oo kale Ku wareejiyey DF Soomaaliya

1 year ago
Puntland oo ka walaacsan qorshe ay sheegtay in Xasan Sheekh ka damacsan yahay deegaannadeeda.

Puntland oo ka walaacsan qorshe ay sheegtay in Xasan Sheekh ka damacsan yahay deegaannadeeda.

7 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.