• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, June 6, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Guddoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan Cali Jeyte oo iska fogeeyay inuu joojiyay…..

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
4 months ago
Reading Time: 2 mins read
Guddoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan Cali Jeyte oo iska fogeeyay inuu joojiyay…..

Wararka Ugu Aqrintabadan

Dowladda oo sheegtay inay soo afjartay dhaq-dhaqaaqyadii hubeysnaa ee mucaaradka

Dowladda oo sheegtay inay soo afjartay dhaq-dhaqaaqyadii hubeysnaa ee mucaaradka

15 hours ago
Banaanbaxyo ka dhacay Somaliland oo sababay dimasho iyo dhaawac

Banaanbaxyo ka dhacay Somaliland oo sababay dimasho iyo dhaawac

16 hours ago
Load More
Share

Wararka24: 5-02-2026: Guddoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan, Cali Jeyte Cismaan, oo ah la-taliyaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee abaabulka Macaawisleyda, ayaa beeniyay eedeymo loo jeediyay oo ku saabsan in uu joojiyay mashaariic horumarineed oo ka socday magaalada Baladweyne.

Cali Jeyte ayaa sheegay in eedeymahaasi yihiin dacaayad aan sal lahayn, isla markaana uu wajahayo olole sumcad-dil ah. Qoraal uu soo saaray ayuu ku caddeeyay in uusan ku lug lahayn wax fal ah oo carqaladeynaya horumarka gobolka Hiiraan, isaga oo xusay in uu mar walba taageero u yahay mashaariicda danta guud.

“Aniga shaqsi ahaan dadkayga iyo deegaankayga waxaan u qabaa jacayl, mana ahi qof wax duminaya ama dib-u-dhac ku keena ummadda,” ayuu yiri Cali Jeyte, isaga oo xusay in taariikhdiisa shaqo aysan ku jirin falal noocaas ah.

Hadalka Cali Jeyte ayaa yimid kaddib markii mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Hiiraan ay ku eedeeyeen in uu hor istaagay mashaariic horumarineed oo ka socday Baladweyne.

Mas’uuliyiinta maamulka ayaa sheegay in mashaariic dhowr ah, oo ay ku jiraan waddooyin laami ah oo la bilaabay sanadkii 2022, ay hakad galeen, kaddib warqad lagu sheegay in mashaariicda magaalada la joojiyay.

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in hakinta mashaariicdaasi aysan ku saleysneyn dano guud, isla markaana ay saameyn ku yeelatay horumarka Baladweyne.

Maamulka gobolka ayaa ugu baaqay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad-goboleedka Hirshabeelle in ay arrintan si degdeg ah uga soo farageliyaan, si dib loogu bilaabo mashaariicda hakadka galay.

Share
Tags: somaliawararka mantawararka somalia
Previous Post

Dr. Cabdullaahi Cabdi Sheekh oo ka War bixiyay kulankii Davos ee Ciro

Next Post

Faylasha Jeffrey Epstein oo laga ogaaday hawlgallo iyo xiriirro ka jiray Geeska Afrika

Related Posts

Dowladda oo sheegtay inay soo afjartay dhaq-dhaqaaqyadii hubeysnaa ee mucaaradka

Dowladda oo sheegtay inay soo afjartay dhaq-dhaqaaqyadii hubeysnaa ee mucaaradka

by Amin Cali Abdi
15 hours ago

Wararka24: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ciidamada amniga ay soo gabagabeeyeen hawlgal socday muddo 48 saac ah,...

Banaanbaxyo ka dhacay Somaliland oo sababay dimasho iyo dhaawac

Banaanbaxyo ka dhacay Somaliland oo sababay dimasho iyo dhaawac

by Amin Cali Abdi
16 hours ago

Wararka24: Bannaanbaxyo ka dhashay xarigga Suldaan Qabille ayaa ka dhacay degmada Sheekh ee gobolka Saaxil, kuwaas oo sababay...

Daawo: Ugu dambeyn Sheekh Shariif oo ka baxaya Mirinaayo kadib wadahadala

Daawo: Ugu dambeyn Sheekh Shariif oo ka baxaya Mirinaayo kadib wadahadala

by Amin Cali Abdi
17 hours ago

Wararka24: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa hada ka guuray aagga Mirinaayo ee degmada Cabdicasiis,...

Madaxweynaha Ukraine Zelensky oo Putin ugu baaqay kulan fool ka fool ah+ Jawaabta

Madaxweynaha Ukraine Zelensky oo Putin ugu baaqay kulan fool ka fool ah+ Jawaabta

by Amin Cali Abdi
20 hours ago

Wararka24: Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelensky, ayaa soo jeediyay in uu kulan toos ah la yeesho Madaxweynaha Ruushka, Vladimir...

Weerar lagu qaaday Dhakhaatirta aaska Ebola ee Congo iyo walaaca faafitanka cudurka

Weerar lagu qaaday Dhakhaatirta aaska Ebola ee Congo iyo walaaca faafitanka cudurka

by Amin Cali Abdi
21 hours ago

Wararka24: Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo ayaa wajahaysa xaalad adag oo la xiriirta cudurka Ebola, kadib markii koox...

Xaaladda magaalada Muqdisho oo saaka deggan kadib dagaallo iyo xiisado amni

Xaaladda magaalada Muqdisho oo saaka deggan kadib dagaallo iyo xiisado amni

by Amin Cali Abdi
21 hours ago

Wararka24: Xaaladda guud ee magaalada Muqdisho ayaa maanta deggan, kadib xiisado iyo dhaq-dhaqaaqyo ciidan oo maalmihii lasoo dhaafay...

Load More
Next Post
Faylasha Jeffrey Epstein oo laga ogaaday hawlgallo iyo xiriirro ka jiray Geeska Afrika

Faylasha Jeffrey Epstein oo laga ogaaday hawlgallo iyo xiriirro ka jiray Geeska Afrika

Heshiiska Shirkadda qaranka batroolka Turkiga (TPAO) iyo Mareykanka kuna aadan somaaliya

Heshiiska Shirkadda qaranka batroolka Turkiga (TPAO) iyo Mareykanka kuna aadan somaaliya

Xasan Sheekh Maxamuud Oo safar ku tagi doono magaalada Qaahira ee dalka Masar

Xasan Sheekh Maxamuud Oo safar ku tagi doono magaalada Qaahira ee dalka Masar

Recommended

Hirshabelle oo Soo Dhaweysay Dhameystirka Dastuurka Soomaaliya

Hirshabelle oo Soo Dhaweysay Dhameystirka Dastuurka Soomaaliya

3 months ago
Dowladda Soomaaliya oo adkeysay amniga Muqdisho ka hor 15-ka May

Dowladda Soomaaliya oo adkeysay amniga Muqdisho ka hor 15-ka May

1 month ago
DF oo ku eedeysay Puntland iyo Somaliland inay caqabadda ku noqdeen shahaadada waxbarashada dalka

DF oo ku eedeysay Puntland iyo Somaliland inay caqabadda ku noqdeen shahaadada waxbarashada dalka

2 months ago
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud

Arinti Madaxweynaha xassan sheekh iyo falcilinta dadka? + faahfaahin

1 year ago
Baaritaan musuq-maasuq ah oo saameeyay Hay’adda Dambi-baarista Soomaaliya ee CID-da

Baaritaan musuq-maasuq ah oo saameeyay Hay’adda Dambi-baarista Soomaaliya ee CID-da

7 days ago
Jamaal Cali Xuseen

Jamaal Cali Xuseen oo ku baaqay in shacabka Somaliland ay banaan-baxaan + Sababta?

10 months ago
Trump oo sheegay tallaabooyin ka dhan ah Soomaalida muhaajiriinta ah

Trump oo sheegay tallaabooyin ka dhan ah Soomaalida muhaajiriinta ah

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.