• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 12, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

War ku sabsan Dagaal culus oo maalintii labaad ka socda Baydhaba

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
7 months ago
Reading Time: 3 mins read
War ku sabsan Dagaal culus oo maalintii labaad ka socda Baydhaba
Share

Wararka24: 5-02-2026:Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhaba ee xarunta Gobolka Baay ayaa sheegaya in saaka mar kale ay dib u qarxeen rabshado hubeysan oo gudaha magaalada ka socda, taas oo gashay maalintii labaad, sida ay sheegeen goobjoogayaal iyo ilo deegaanka ah.

Ilo deegaanka ah ayaa sheegay in iska-horimaadku uu ka billowday agagaarka hoyga Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Eelaay, kaddib tallaabo ay qaadeen ciidamo ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed.

Wararka ayaa tilmaamaya in labada dhinac ay is-weydaarsadeen rasaas, ayna jiraan khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac, inkasta oo aan tiro rasmi ah la xaqiijin.

Wasiir Xasan Eelaay, oo la hadlay warbaahinta maxalliga ah, ayaa sheegay in gurigiisa la beegsaday, isaga oo mas’uuliyadda dusha ka saaray Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Laftagareen, arrintaas oo uu ku sheegay mid salka ku haysa khilaaf siyaasadeed oo u dhexeeya dhinacyada.

Ilo warbaahineed ayaa soo sheegay in xiisaddu ay salka ku hayso muran la xiriira dhul ku yaalla aagga xoolaha ee Baydhaba. Xaaladda amni ayaa weli kacsan, waxaana aan weli wax war rasmi ah ka soo bixin saraakiisha amniga ee Koonfur Galbeed. Dhinaca kale, waxaa jira warar sheegaya in isgaarsiinta meelaha qaar ay go’day.

Rabshadahan ayaa kusoo aadaya xilli Koonfur Galbeed ay wajahayo jawi siyaasadeed oo kacsan, iyadoo la filayo in la qabto doorasho, kaddib markii uu dhammaaday muddo xileedkii Madaxweynaha maamulkaas.


Share

Recommended

Duqa Magaalada Muqdisho Xasan Muungaab oo booqday xerada TurkSom+sawiro

Duqa Magaalada Muqdisho Xasan Muungaab oo booqday xerada TurkSom+sawiro

4 months ago
Imaaraadka

Imaaraadka oo Lagu Eedeeyay Qorshe Ka Dhan ah Madaxweyne Xasan Sheekh

1 year ago
Midowga Yurub oo Qaaday talaabo kacareysiisay Mareykankana

Midowga Yurub oo Qaaday talaabo kacareysiisay Mareykankana. maxay tahay?

1 year ago
Maxamed Cabdullaahi Farmaajo

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Oo farin cusub udiray shacabka soomaliyeed, Kadib Weerarli Baledweyne?

2 years ago
Ra’iisul Wasaare Xamza oo sheegay in Koonfur Galbeed yeelanayso hoggaan cusub

Ra’iisul Wasaare Xamza oo sheegay in Koonfur Galbeed yeelanayso hoggaan cusub

5 months ago
Dowladda Turkiga

Turkiga oo Diyaarado cusub oo kale Ku wareejiyey DF Soomaaliya

1 year ago
Puntland oo ka walaacsan qorshe ay sheegtay in Xasan Sheekh ka damacsan yahay deegaannadeeda.

Puntland oo ka walaacsan qorshe ay sheegtay in Xasan Sheekh ka damacsan yahay deegaannadeeda.

7 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.