• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Friday, September 11, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Bulshada

Puntland waxaa ka dhacay qisasti ugu horeysay ee haweeney lagu sameyo somali..

Abdirahman Dahir by Abdirahman Dahir
7 months ago
Reading Time: 2 mins read
Puntland waxaa ka dhacay qisasti ugu horeysay ee haweeney lagu sameyo somali..
Share

Waxaa maanta magaalada Gaalkacyo lagu fuliyay xukun qisaas ah oo ay Maxkamaddu ku ridday Hodan Maxamuud Diiriye, oo lagu helay dambiga dilka gabadh yar oo lagu magacaabi jiray Saabiriin Saylaan Cabdile, taas oo la sheegay inay gurigeeda la joogtay xilligii uu falkaasi dhacay.

Wararka laga helayo Gaalkacyo ayaa sheegaya in xukunka qisaasta ah la fuliyay saaka, kaddib markii uu dhammaaday hannaankii sharci ee kiiska, islamarkaana ay Maxkamaddu horey u xaqiijisay dambiga lagu eedeeyay.

Saabiriin Saylaan ayaa geerideedu si weyn u taabatay bulshada deegaannadaas.

Kiiskan ayaa intii uu socday sababay falcelin ballaaran, gaar ahaan haweenka ku nool Gaalkacyo iyo deegaannada ku dhow.

kuwaas oo marar kala duwan isugu soo baxay mudaharaadyo ay ku dalbanayeen in Saabiriin Cadaalad hesho, ayna Maxkamaddu si degdeg ah u gaarto go’aan cad.

Mas’uuliyiinta laamaha caddaaladda ayaa sheegay in xukunka la fuliyay kaddib marka la hubiyay dhammaan shuruudaha shareecada iyo sharciga dalka, iyagoo xusay in qisaastu ay tahay xuquuq ay leeyihiin ehelka marxuumadda, isla markaana lagu dhaqmay sida uu qabo xeerka.


Share

Recommended

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

5 months ago
Cabdikariin Cali Shaah

Fannaanka Cabdikariin Cali Shaah oo xorriyaddiisa dib u helay?

12 months ago
Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

4 months ago
Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

7 months ago
Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

3 months ago
Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

1 year ago
Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.