• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Friday, September 11, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Caalamka

Shiinaha: Wasiir hore ayaa lagu xukumay dil toogasho ah?

Wararka24 News Desk by Wararka24 News Desk
12 months ago
Reading Time: 2 mins read
Shiinaha: Wasiir hore ayaa lagu xukumay dil toogasho ah?
Share

Beijing, Sept 30, 2025 (Wararka24) – Wasiirkii hore ee Beeraha iyo Arrimaha Miyiga ee Shiinaha ayaa lagu xukumay dil toogasho ah kadib markii maxkamad lagu caddeeyay oo ay ku heshay danbi ah in uu musuqmaasuqay lacag ku dhow 38 milyan oo doollar muddo 17 sano ah.

Lacagtaas ayaa loogu talagalay horumarinta beeraha iyo bulshada reer miyiga, balse si shakhsi ah ayuu ugu faa’iideystay, sida ay sheegeen hay’adaha garsoorka.

Go’aankan ayaa qeyb ka ah ololaha ballaaran ee Madaxweyne Xi Jinping ku bartilmaameedsanayo musuqmaasuqa,

kaas oo lagu sheegay mid ka mid ah dhibaatooyinka ugu waaweyn ee hortaagan horumarka Shiinaha. Ololahan ayaa inta badan lagu wajahaa saraakiil sar sare iyo madaxdi hore oo lagu eedeeyay ku tagrifalka awoodda iyo hantida shacabka.

Xukunka dilka ah ee lagu riday wasiirka hore ayaa si weyn looga hadlay gudaha Shiinaha iyo caalamka,

waxaana lagu tilmaamay fariin adag oo dowladda Shiinaha u direyso dhammaan masuuliyiinta ku lug leh musuqmaasuqa.

Su’aasha in aan isweydina ah ayaa ah Soomaaliya marba suuragal matahay in mar un madaxda iyo saraakiisha Soomaaliyeed ee lagu eedeeyay musuqmaasuqa la maxkamadeeyo, lana marsiiyo cadaalad si la mid ah tan Shiinaha?


Share

Recommended

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

5 months ago
Cabdikariin Cali Shaah

Fannaanka Cabdikariin Cali Shaah oo xorriyaddiisa dib u helay?

12 months ago
Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

4 months ago
Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

7 months ago
Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

3 months ago
Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

1 year ago
Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.