Wararka24: Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriya Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre, ayaa digreeto rasmi ah soo saaray oo uu ku magacaabay Abuubakar Bashiir Maxamed inuu noqdo La-taliyaha Sare ee Arrimaha Carabta iyo Islaamka ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha.

Ra’iisul Wasaaraha xil sare ee u magacaabay Abubakar Bashiir ayaa muujinaysaa sida ay u sii xoojinayaan xiriirka Soomaaliya iyo dalalka Carbeed. Magacaabistaan ayaa qayb ka ah qorshaha kor u qaadista xiriirka diblomaasiyadeed ee Soomaaliya iyo dawladaha Carabta, gaar ahaan iyadoo Soomaaliya ay ka mid tahay ururo badan oo Carbeed.
Dhinaca kale, magacaabistaan ayaa ka dhalatay falcelin xooggan oo ka soo kacay qaar ka mid ah bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa isticmaala baraha bulshada. Qaar ka mid ah dadka ayaa sheegay in xilka la-taliye uusan macno weyn ku lahayn, halka qaar kale ay u arkaan inuu yahay magacaabid aan loo baahnayn oo kaliya loogu talagalay in qofkaas loo qoro “biil.”
Ra’iisul Wasaare Xamza Cabdi Barre ayaa horay u magacaabay tiro badan oo la-taliyeyaal,
kuwaas oo ay ku jiraan qaar aan la ogeyn waxa ay kusoo kordhiyaan dowladnimada Soomaaliya.
- Shiinaha oo maraakiib dagaal oo cusub u diraya Gacanka Cadmeed
- Itoobiya oo ciidamadeeda AUSSOM kala baxday degmada Buurhakaba
- Doorashada guddoomiyaha golaha shacabka oo berri ka dhaceysa Muqdisho
- Puntland oo la wareegtay taliskii saddexaad ee ciidama ka amarqaata DF oo ku yaalla Carmo
- Madaxweyne Cirro oo Soomaaliya ku eedeeyay faragelin lagu hayo Somaliland
Shiinaha oo maraakiib dagaal oo cusub u diraya Gacanka Cadmeed

Wararka Ugu Aqrintabadan Shiinaha oo maraakiib dagaal oo cusub u diraya Gacanka Cadmeed 14 hours ago Itoobiya oo ciidamadeeda AUSSOM kala baxday degmada Buurhakaba 2 days ago Load More ShareWararka24: Shiinaha ayaa bartamaha bishan Agoosto u diri doona maraakiib dagaal oo cusub Gacanka Cadmeed iyo biyaha Soomaaliya, si ay uga qeyb qaataan ilaalinta maraakiibta ganacsiga…
Itoobiya oo ciidamadeeda AUSSOM kala baxday degmada Buurhakaba

Wararka Ugu Aqrintabadan Shiinaha oo maraakiib dagaal oo cusub u diraya Gacanka Cadmeed 14 hours ago Itoobiya oo ciidamadeeda AUSSOM kala baxday degmada Buurhakaba 2 days ago Load More ShareWararka24: Ciidamada Itoobiya ee qeybta ka ahaa howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ayaa ka baxay degmada Buurhakaba ee gobolka Bay, iyadoo mas’uuliyadda amniga saldhigga degmada…
Doorashada guddoomiyaha golaha shacabka oo berri ka dhaceysa Muqdisho

Wararka Ugu Aqrintabadan Shiinaha oo maraakiib dagaal oo cusub u diraya Gacanka Cadmeed 14 hours ago Itoobiya oo ciidamadeeda AUSSOM kala baxday degmada Buurhakaba 2 days ago Load More ShareWararka24: Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa la filayaa inay berri ka dhacdo magaalada Muqdisho, iyadoo maanta la soo gabagabeeyay diyaar-garowga goobta iyo…



















