• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Friday, September 11, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Dowladda Federaalka oo Jubbaland ka bilowday diiwaangelinta dadweynaha

Amran Mahad by Amran Mahad
12 months ago
Reading Time: 1 min read
Dowladda Federaalka oo Jubbaland ka bilowday diiwaangelinta dadweynaha
Share

Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, ayaa ku dhawaaqay in dowladdu ay Jubbaland ka bilaabeyso diiwaangelinta dadweynaha, taas oo qeyb ka ah qorshaha doorasho qof iyo cod ah.

Xamza ayaa sheegay in howlaha diiwaangelinta ay horey uga socdeen inta badan dowlad-goboleedyada dalka, ujeedkuna yahay in shacabka Soomaaliyeed ay helaan fursad ay si toos ah ugu codeeyaan doorashooyinka dowladaha hoose.

War-saxaafadeedka ayaa lagu daray in dowladda dhexe iyo maamulka Jubbaland ay wadaan wada-hadallo lagu xallinayo khilaafaadka siyaasadeed ee jira, si loo xaqiijiyo in doorashooyinka la qaban doono ay noqdaan kuwo lagu kalsoonaan karo.

Arrintan ayaa kusoo beegmaysa iyadoo Soomaaliya ay ku jirto marxalad dib u habeyn siyaasadeed, halka dowladda federaalku ay ku adkaysanayso hirgelinta nidaamka qof iyo cod.


Share

Recommended

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

5 months ago
Cabdikariin Cali Shaah

Fannaanka Cabdikariin Cali Shaah oo xorriyaddiisa dib u helay?

12 months ago
Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

4 months ago
Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

7 months ago
Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

3 months ago
Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

1 year ago
Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.