• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Booliska ayaa soo xiray Malyuun Cawad kadib markii lagu soo eedeeyay Aflagaado Madaxweyne?

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
1 year ago
Reading Time: 4 mins read
Malyuun Cawad
Share

Muqdisho – Booliska Soomaaliya ayaa xiray haweeney lagu magacaabo Malyuun Cawad Xaydar, kadib markii lagu eedeeyay inay aflagaado u geysatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, iyadoo muuqaal ka duubtay baraha bulshada gaar ahaan TikTok.

 

Saraakiisha ammaanka ayaa sheegay in falkaasi uu dhaawacayo sharafta iyo karaamada hoggaanka dalka, isla markaana uu ka hor imaanayo shuruucda iyo dastuurka. Haweeneydan ayaa hadda lagu hayaa saldhigga Garasbaaleey ee degmada Banaadir, iyadoo la filayo in si sharci ah maxkamad loo soo taago.

 

Boolisku waxay sidoo kale xaqiijiyeen inay baadi-goob ku hayaan shaqsiyaad kale oo lagu tuhunsan yahay inay ku kaceen falal la mid ah kan malyuun cawad, iyagoo shacabka ugu baaqay in ay la wadaagaan xog kasta oo ku saabsan dadka ku faafinaya Baraha bulshada aflagaadada madaxda qaranka.

 

Maalmo ka hor, afar dhalinyaro ah ayaa la xiray iyagoo lagu eedeeyay inay aflagaado u geysteen Madaxweynaha xasan sheekh, kadib muuqaallo baraha bulshada lagu baahiyay.


Share

Recommended

ruushka iyo Mareekanka ay

Mareykanka iyo Ruushka oo Marki ugu horeysay mudo 4 sano Ah Shir Uga Furmay Dalka Sacuudiga..

2 years ago
Siyaasadeed

Urur siyaasadeed cusub oo caawa looga dhawaqayo mogadishu.

1 year ago
DF oo ku dhawaaqday in magaca “madaxweyne” loo isticmaali doonin madaxda dowlad-goboleedyada

DF oo ku dhawaaqday in magaca “madaxweyne” loo isticmaali doonin madaxda dowlad-goboleedyada

3 months ago
Wiilka Museveni oo sheegay in ay ku biirayaan dagaalka Iran iyo Israa’iil

Wiilka Museveni oo sheegay in ay ku biirayaan dagaalka Iran iyo Israa’iil

6 months ago
Midowga Yurub oo Qaaday talaabo kacareysiisay Mareykankana

Midowga Yurub oo Qaaday talaabo kacareysiisay Mareykankana. maxay tahay?

2 years ago
Soomaaliya oo sheegtay in mashruuca lacagta shilin Soomaaliga cusub uu marayo heer gabagabo ah

Soomaaliya oo sheegtay in mashruuca lacagta shilin Soomaaliga cusub uu marayo heer gabagabo ah

2 months ago
SSC-Khatumo

SSC-Khatumo oo Qabtay Shabakad dadka Tahriibin jirtay,+ Xogta

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.