• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, October 12, 2025
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somali celebrity

Fannaanka Cabdikariin Cali Shaah oo xorriyaddiisa dib u helay?

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
4 weeks ago
Reading Time: 2 mins read
Cabdikariin Cali Shaah
Share

Hargeysa – Hobolka caanka ah ee Cabdikariin Cali Shaah, oo bilihii u dambeeyay ku xidhnaa xabsiyada Somaliland, ayaa maanta dib u helay xorriyaddiisa kadib markii loo fidiyay cafis madaxweyne.

 

Fannaanka, oo hore loogu xukumay laba sano oo xarig ah, ayaa sida ay wararku sheegayaan ka mid noqday maxaabiista loo oggolaaday in ay ka faa’iidaystaan cafiska. Arrintan ayaa u noqotay fursad uu kaga soo baxay xabsi uu ku dhamaysan lahaa muddo dheer.

 

Xorriyadda uu helay Cabdikariin Cali Shaah ayaa lagu soo dhaweeyay baraha bulshada, iyadoo dad badan oo taageerayaashiisa ahi ay ku farxeen go’aanka cafiska ee lagu siidaayay fannaan caan ka ah bulshada Soomaaliyeed.


Share
Tags: Booliska Somalilandwararka mantawararka somaliaWararka24 manta
Previous Post

DAAWO: Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre: Kursigaygu ma matalo Puntland iyo Jubbaland?

Next Post

Booliska ayaa soo xiray Malyuun Cawad kadib markii lagu soo eedeeyay Aflagaado Madaxweyne?

Yasmin Jamal

Yasmin Jamal

Yasmiin waa qoraa si joogto ah Wararka24 uga qora wararka deg-dega ah ee marka tagan guud ahaan Soomaaliya iyo Geeska Afrika iyo caalamka.

Related Posts

Koko

DAAWO: Koko oo kamid ah yuutubarada ugu caansan Soomaalida ayaa la ilmeeysay dhacdo ku qabsatay Muqdisho..

by Amran Mahad
September 28, 2025

Muqdisho, Sept 27, 2025 (Wararka24) – Koko, oo ka mid ah gabdhaha tiktok iyo Youtub-ka ugu caansan bulshada...

Xiis Xarago: Nimcaan Hilaac wuxuu ka doorbiday baasaboor wiil aan udhalay

Xiis Xarago: Nimcaan Hilaac wuxuu ka doorbiday baasaboor wiil aan udhalay

by Yasmin Jamal
September 28, 2025

Xiis Xarago oo ka hadlaysay “live” TikTok ayaa ku eedeysay fannaan Nimcaan Hilaac in uu ka doortay baasaboor...

Next Post
Malyuun Cawad

Booliska ayaa soo xiray Malyuun Cawad kadib markii lagu soo eedeeyay Aflagaado Madaxweyne?

Xamse Cabdi Barre

RW Xamse Cabdi, Anigu kama hor istaagayo Madaxweynahii i magacaabay, doorashada islama sharaxayo”

RW Anwar Ibrahim

RW Anwar Ibrahim: Weerarkii Israa’iil ee Dooxa wuxuu ahaa mid ka dhan ah dunida Muslimka oo dhan?

Recommended

soomalia

LIVE: Wararka maanta soomalia, DF ayaa qaadatay in Jubbaland cusub la sameeyo..

2 days ago
Puntland

Puntland oo Maxkamad Horgeysay Rag Xiriir La Leh Daacish iyo Shabaab

5 months ago
Degmada Alkowsar

Duqeyn ka Dhacday Degmada Alkowsar: Horgooge sare Al-Shabaab ah lagu dilay + faahfahinta qasaaraha

7 months ago
Dowladda Federaalka

Wararka24: Dowladda Federaalka oo baaritaan ku billowday weerarkii Hotel Qaahira ee Beledweyne Kadib Shaki dhashay + Sawiro

7 months ago
Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray magaalada Doha?

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray magaalada Doha?

4 weeks ago
Shiinaha: Wasiir hore ayaa lagu xukumay dil toogasho ah?

Shiinaha: Wasiir hore ayaa lagu xukumay dil toogasho ah?

2 weeks ago
Wasiirkii Hore Ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Oo Ka Jawaabay Hadalka Wasiir Fiqi

Wasiirkii Hore Ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Oo Ka Jawaabay Hadalka Wasiir Fiqi

2 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.