• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Friday, September 11, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Bulshada

Arin Naxdinleh: Haweeney qiratay inay 22 sano gudahood ku dishay 11 nin oo qabay.

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
1 year ago
Reading Time: 3 mins read
Haweeney
Share

Haweeney u dhalatay Iran oo 56 sano jir ah ayaa maanta la hor-keenay maxkamad ku taalla dalka Iran, iyada oo lagu eedeeyey dilka 11 nin oo ay guursatay muddo 22 sano gudahood.

Kulthum Akbari ayaa qirtay inay ku dishay 11 nin oo ay guursatay si ay u dhaxasho lacagtooda iyo hantidooda. Warbaahinta Iran waxay ku magacdarayaan “Black Widow” oo micnaheedu tahay carmalka madow.

Qorshaheeda dilalka ayaa bilaabmay sanadkii 2000-kii. Waxay bartilmaameedsatay rag da’da weyn, ka dibna si tartiib tartiib ah ugu sumaysay dawo isku qasan.

Dawada ay isticmaali jirtay waxaa ka mid ahaa kuwa sokorow-dhiigga, kicinta, iyo alkoolka warsheedaha. garsoorka dacwadda ayaa sheegay in Akbari ay aad u xirfad weyn u lahayd inay falkeedeeda dilka ah qariso.

Dadka badankood waxay u muuqdeen inay ku dhinteen sababo dabiici ah oo la xiriira da’dooda iyo cudurrada aan la daaweynin. Tani ayaa u ogolaatay inay sii waddo dilalka muddo dheer iyada oo aan haba yaraate laga shakinin.

Nin keeda ugu dambeeyey, Azizollah Babaei, ayaa dhintay sanadkii 2023. isla markiiba waxaa shakiyey wiilkiisa taas oo keentay in ay baaritaan bilaabaan booliska oo ugu dambeyntii keentay in la xiro Akbari.

Akbari ayaa ugu danbeyn qiratay inay dishay 11 nin oo ay isku dayday inay mid kale disho.Garsoorayaashu waxay sheegeen inay si taxaddar leh u qorsheysay dil kasta.

waxaa lag eedeyey oo maxkamada lakeenay inay dishay 11 qof, halka ay sidoo kale isku dayday qof kale, 45 qof ayaa dacwad ka xareeyey duqda

Guud ahaan Intii lagu guda jiray dhageysiga maxkamadda, afar qoys oo kamid ah ragii ay dhishay ayaa ka dalbaday maxkamada in Akbari lagu xukumo dil. Kiiska ayaa noqday mucjiso caalamka dhan uu layaabay isagoo soo jiitay dareenka dadka iyo warbaahinta Iran iyo guud ahaan kuwa caalamiga ah. xigasho Gulf News


Share

Recommended

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

5 months ago
Cabdikariin Cali Shaah

Fannaanka Cabdikariin Cali Shaah oo xorriyaddiisa dib u helay?

12 months ago
Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

4 months ago
Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

7 months ago
Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

3 months ago
Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

1 year ago
Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.