• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Friday, September 11, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Afrika

Abiy Ahmed oo ku Dhex Jira Dhibaato Cusub Kadib Heshiiskii Somaliland

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
1 year ago
Reading Time: 3 mins read
Abiy Ahmed
Share

ADDIS ABABA — Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa wajahaya dhaleecayn ballaaran kadib siyaasaddiisa ku aaddan helitaanka marin badeed.

Tan iyo 2018 markii uu xilka la wareegay, Abiy Ahmed wuxuu ku tilmaamay bad la-aanta Itoobiya in ay tahay dhibaato jiritaan. dalkuna uu u bahanyahay marin badeed,

“Baahida Itoobiya u qabto deked waa dhab, laakiin qaabka uu Abiy u maamulay waxay dalka ka dhigtay mid ka nugul sidii hore,” ayuu yiri Surafel Getahun oo falanqeeye ah.

Heshiiskii ugu dhibka badnaa wuxuu ahaa is-afgaradkii January 2024 ee Somaliland. kaas oo ay ku heli lahaayeen xeeb kiro ah 50 sano laakiin taas ayaa fashilantay.

Soomaaliya ayaa si adag u cambaaraystay heshiiskan. Waxay u aqoonsatay duulaan kadhan ah madaxbanaan dalka. Midowga Afrika iyo dalalka Carabta ayaa sidoo kale taageeray Soomaaliya.

“Heshiisku wuxuu kiciyay duufaan diblomaasiyad,” ayuu yiri Getahun. “Wuxuu Itoobiya ka fogeeyay deris muhiim ah.”

Xiriirka Eritrea oo horay loo arkayay mid wanaagsan ayaa xumaanaya. Rajadii dekedaha Eritrea hadda waa mid fog.

Jabuuti oo maamusha 95% ganacsiga Itoobiya ayaa ka shakisan. Waxay bilowday inay kala duwato macaamiisheeda.

Gudaha dalka, ciidanka Itoobiya waa mid daallan. Dagaalkii Tigray kadib waxaa soo baxay rabshado cusub.

“Itoobiya waxay la tacaalaysaa dagalo badan oo gudaha ah iyadoo dibadda awood umuujinaysa,” ayuu ka digay Getahun.

Falanqeeyayaashu waxay sheegayaan in siyaasadda Abiy ay gabi ahaanba wiiqday dhamaan:

  • Diblomaasiyad gobolka
  • Xiriirka Jabuuti
  • Awoodda milateri
  • Sumcadda dalka

“Digniino kama dambays ah ayaa astaan u ah siyaasadda Abiy. Laakiin waqtigan waxaa loo baahan yahay diblomaasiyad,” ayuu yiri Getahun.

Itoobiya waxay u baahan tahay inay dib ugu laabato wada hadal dhinacyo badan leh. Haddii kale, dalku wuxuu wajahayn doonaa dhibaato ka sii daran.


Share

Recommended

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

5 months ago
Cabdikariin Cali Shaah

Fannaanka Cabdikariin Cali Shaah oo xorriyaddiisa dib u helay?

12 months ago
Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

4 months ago
Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

7 months ago
Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

3 months ago
Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

1 year ago
Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.