• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 12, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Puntland oo Eedeyn Culus u Jeedisay Villa Somalia + Sababta

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
1 year ago
Reading Time: 2 mins read
Puntland
Share

GAROWE — Wasiirka warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir ayaa dowladda federaalka ku eedeeyay inay heshiis qarsoodi la gashay Al-Shabaab.

Caydiid ayaa sheegay in Villa Somalia ay heshiiskan la gashay kadib markii ay ku guuldareysatay inay ciidan ahaan ka hortagto kooxda. Wasiirka ayaan wax caddeymo ah soo bandhigin.

“Villa Somalia ayaa heshiis qarsoodi ah la gashay Al-Shabaab,” ayuu yiri Caydiid. Wuxuu intaa ku daray in heshiiskan uu horseeyay in la joojiyo weerar kooxdu ku qorsheynaysay Muqdisho.

Wasiirka ayaa sheegay in xilka laga qaaday Cabdullaahi Sanbaloolshe si loo fududeeyo heshiiskan. Wuxaa uu sido kaloo eedeeyay in DF ay hakisay dagaalkii Macawiisleyda ee Hiiraan.

Dowladda federaalka ayaan weli ka hadlin eedayntan. Al-Shabaab ayaa sidoo kale aamusan. Ma jiraan xog madaxbannaan oo xaqiijinaya sheegashada Garowe

Eedayntan ayaa ku soo beegmaysay xilli xiisado siyaasadeed u dhexeeya Garowe iyo Villa Somalia. Labada dhinac ayaa ku muransan arrimo dastuureed iyo awoodda federaalka.

Dadka falanqeeya arrimaha siyaasadda ayaa sheegay in eedayntan ay sii hurinayso khilaafka u dhexeeya labada dhinac. Waxay ku baaqeen in la helo xal siyaasadeed.


Share

Recommended

Mahad Salaad oo gaaray Baydhaba kuna biiray dhaqdhaqaaqyada socda

Mahad Salaad oo gaaray Baydhaba kuna biiray dhaqdhaqaaqyada socda

5 months ago
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti oo shaaciyey in DF aan lagala tashan duqeymaha Mareykanka ee Soomaaliya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti oo shaaciyey in DF aan lagala tashan duqeymaha Mareykanka ee Soomaaliya

7 months ago
Qatar iyo Imaaraadka Carabta oo codsi u diray Trump

Qatar iyo Imaaraadka Carabta oo codsi u diray Trump

6 months ago
Soomaaliya oo ku biirtay 15 heshiis oo caalami ah oo la xiriira badaha + War-saxaafadeedka

Soomaaliya oo ku biirtay 15 heshiis oo caalami ah oo la xiriira badaha + War-saxaafadeedka

3 months ago
Xildhibaan ka tirsan Golaha Mustaqbalka oo qiray walaaca mucaaradka ee dib-u-eegista Dastuurka.

Xildhibaan ka tirsan Golaha Mustaqbalka oo qiray walaaca mucaaradka ee dib-u-eegista Dastuurka.

8 months ago
Xasan Sheekh oo booqasho shaqo ku tagaya Jowhar

Xasan Sheekh oo booqasho shaqo ku tagaya Jowhar

3 months ago
Wasiir ka tirsan DF oo eedeymo u jeediyay Madaxweynaha Puntland

Wasiir ka tirsan DF oo eedeymo u jeediyay Madaxweynaha Puntland

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.