• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, May 9, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Caalamka

Trump Oo Ka Jawaabay Eedeymaha Elon Musk Ku Saabsan xirirka Jeffrey Epstein

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
11 months ago
Reading Time: 2 mins read
Elon Musk

Wararka Ugu Aqrintabadan

Baarlamaanka Turkiga oo Soomaaliya u ansixiyay deeq $30 milyan ah

Baarlamaanka Turkiga oo Soomaaliya u ansixiyay deeq $30 milyan ah

9 hours ago
Maxkamada oo go’aan ka gaartay ninkii weeraray Ilhaan Cumar

Maxkamada oo go’aan ka gaartay ninkii weeraray Ilhaan Cumar

10 hours ago
Load More
Share

Elon Musk

WASHINGTON — Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ka jawaabay eedeymo uu soo jeediyay Elon Musk oo ku andacoonaya in magaca Trump uu ku qoran yahay warqadaha Jeffrey Epstein ee aan weli la daabicin.

Elon Musk ayaa Khamiistii ku qoray boggiisa X “Waqtiga waa la gaadhay waqtiga in la rido miinada weyn: Trump wuxuu ku jiraa faylasha Epstein. Taasi waa sababta dhabta ah ee ay u diidayaan in ay dadweynaha siiyaan.

Trump ayaa Jimcihii ka jawaabay isagoo soo gudbiyay qoraal uu sameeyay David Schoen oo ahaa garyaqaankii hore ee Epstein. Schoen ayaa ku sheegay qoraalka “Jeffrey Epstein wax u waxyeeleeyi kara Madaxweyne Trump ma hayn.

Garyaqaanku ayaa yiri “Waxaan ahaa garyaqaankii difaaca Epstein 9 maalmood ka hor inta aanu dhiman. Waxaan si cad u sheegi karaa in uu wax u dhalin kara Trump ma uu hayn. Si toos ah ayaan u weyddiiyay!

Afhayeenka Aqalka Cad Karoline Leavitt ayaa dhacadan ku tilmaamtay “dhacdo murugo leh oo ka timid Elon oo ka xumaaday sharciga miisaaniyadda cusub.

Trump ayaa Khamiistii ku qoray boggiisa Truth Social “Elon Musk wuu i daalay, waxaan ka codsaday in uu iska tago. Waxaan ka qaadday amarada gaadhidhiga korontada ee dadka ku qasbanayay in ay iibsadaan baabuurta korontada ah oo aan qof doonayn.

Warqadaha Epstein ee la daabacay ayaa laga helay magaca Trump, madaxweynaha iyo Epstein waa hore isu yaqaaney, laakiin Trump ayaa sheegay in ay kala tageen 15 sano ka hor inta aan Epstein la qabanin oon lasoo edeyn.

Xubnaha Baarlamaanka Dimuqraadiga ah ayaa codsaday in la caddeeyo waxa uu Trump qariyayo ee ku saabsan warqadaha kale ee Epstein. Waxay ka codsadeen in FBI ay sharaxdo sababta aan weli la sii daynin warqadaha haray.

Maamulka Trump ayaa la filayaa in lagu cadaadiyo si loo sii daayo warqadaha kale ee ku saabsan arrintan.


Share
Tags: dagaalka musk iyo trumpElon MuskMadaxweynaha Mareykanka Donald Trumpwararka caalamkawarqadaha Jeffrey Epstein
Previous Post

Xaafada Taleex Ee Magaalada Muqdisho Oo Laga Helay Nin Meyd Ah oo ladilay

Next Post

Jubaland oo Shaacisay in ay ka Tashaneyso Soomaaliya + sababta?

Related Posts

Mucaaradka oo isku abaabulay degmooyinka Muqdisho ka hor banaanbaxa berri

Mucaaradka oo isku abaabulay degmooyinka Muqdisho ka hor banaanbaxa berri

by Amin Cali Abdi
3 hours ago

Wararka24: Siyaasiyiinta mucaaradka Soomaaliya ayaa la sheegay inay isku kala qaybiyeen degmooyin kala duwan oo ka tirsan magaalada...

Muungaab oo adkeeyay amniga caasimadda iyo hakinta hawlaha dhulka

Muungaab oo adkeeyay amniga caasimadda iyo hakinta hawlaha dhulka

by Amin Cali Abdi
4 hours ago

Wararka24: Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa shir guddoomiyay loogana hadlay...

DAAWO: Mucaaradka oo war cusub kasoo saaray banaanbaxa berri ku qabanayaan Muqdisho

DAAWO: Mucaaradka oo war cusub kasoo saaray banaanbaxa berri ku qabanayaan Muqdisho

by Amin Cali Abdi
5 hours ago

Wararka24: Siyaasiyiinta mucaaradka Soomaaliya ayaa war cusub kasoo saaray dibadbaxa ay qorsheynayaan inuu berri ka dhaco magaalada Muqdisho,...

Mucaaradka oo shaki geliyay qorshaha dowladda dib-u-dejinta barakacayaasha

Mucaaradka oo shaki geliyay qorshaha dowladda dib-u-dejinta barakacayaasha

by Amin Cali Abdi
1 day ago

Wararka24: Siyaasiyiinta mucaaradka Soomaaliya ayaa su’aal geliyay qorshaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ee la xiriira dib-u-dejinta shacabka laga barakiciyay...

Farmaajo oo Xasan Sheekh ugu baaqay heshiis doorasho oo degdeg ah

Farmaajo oo Xasan Sheekh ugu baaqay heshiis doorasho oo degdeg ah

by Amin Cali Abdi
1 day ago

Wararka24: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, isaga oo ku...

Safarka Cirro ee Imaaraadka oo hadal-heyn dhaliyay

Safarka Cirro ee Imaaraadka oo hadal-heyn dhaliyay

by Amin Cali Abdi
1 day ago

Wararka24: Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro, ayaa booqasho rasmi ah ku jooga dalka Imaaraadka Carabta, safarkaasi oo...

Load More
Next Post
Maamulka Jubaland

Jubaland oo Shaacisay in ay ka Tashaneyso Soomaaliya + sababta?

Mareykanka

Mareykanka Oo Dib U Bilaabay Fiisaha Ardayda Harvard

Soomaaliya iyo Somaliland

Soomaaliya iyo Somaliland oo Shir Caalami ah ka soo Muuqday sida labo dal.

Recommended

Putin

Erdogan oo Putin ula Hadlay Dagaalka Israel iyo Iran

11 months ago
Sacuudiga oo u oggolaaday Mareykanka saldhig cusub oo militari

Sacuudiga oo u oggolaaday Mareykanka saldhig cusub oo militari

2 months ago
Kenya

Kenya oo Diiday Qorshahe weyn oo ay Somaliland wadatay + Sababta

12 months ago
Mareykanka

Mareykanka oo Muujiyey Walaac Ku Saabsan Madaxweyne Xasan Sheekh

12 months ago
DF Soomaaliya oo saraakiil sare u dirtay Baraawe si loo xoojiyo amniga

DF Soomaaliya oo saraakiil sare u dirtay Baraawe si loo xoojiyo amniga

2 months ago
Maxamed Cali Ameeriko

Danjire Maxamed Cali Ameeriko oo lo magacaabay xilweyn + sababta?

9 months ago
NISA

NISA oo Burburisay Buundo Istiraatiiji ah oo Al-Shabaab Dhistay + Xog cusub?

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.