• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, May 9, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

NISA oo Dishay Horjooge Sare oo Ka Tirsanaa Al-Shabaab

Abdirahman Dahir by Abdirahman Dahir
12 months ago
Reading Time: 2 mins read
NISA Wararka24

Wararka Ugu Aqrintabadan

Mucaaradka oo isku abaabulay degmooyinka Muqdisho ka hor banaanbaxa berri

Mucaaradka oo isku abaabulay degmooyinka Muqdisho ka hor banaanbaxa berri

4 hours ago
Farmaajo oo dowladda iyo hay’adaha amniga uga digay caburinta shacabka

Farmaajo oo dowladda iyo hay’adaha amniga uga digay caburinta shacabka

4 hours ago
Load More
Share

NISA Wararka24

Ciidamada gaarka ah ee Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA), gaar ahaan kuwa Gaashaan, ayaa howlgal qorsheysan oo habeenkii xalay ka dhacay deegaanka Sabiid ee gobolka Shabeellaha Hoose ku dilay horjooge sare oo ka tirsanaa Al-Shabaab.

Howlgalkan ayaa la sheegay inuu ka dambeeyay xog sirdoon oo muddo la daba socday, taas oo muujisay halka uu horjoogahaasi ku dhuumaaleysanayay. Sidoo kale, ciidamada ayaa la sheegay inay meesha ka saareen xubno kale oo ilaalinayay horjoogaha, kuwaas oo isna lagu dilay weerarka.

Warar ka soo baxay ilaha ammaanka ayaa sheegaya in horjoogahan uu mas’uul ka ahaa weerarro hoobiyeyaal ah oo dhowr jeer lala beegsaday magaalada Muqdisho tan iyo 2023, isagoo door weyn ku lahaa abaabulka weeraradaas.

Dhinaca kale, ciidamada NISA ayaa sidoo kale howlgal duqeyn ah ka fuliyeen deegaanka Ceel-Hareeri ee gobolka Hiiraan, halkaas oo lagu beegsaday saldhigyo ay Al-Shabaab ku leeyihiin. Duqeymahaas oo dhacay inta u dhaxeysay galabtii iyo fiidnimadii shalay ayaa lagu dilay in ka badan 40 xubnood oo ka tirsan kooxda, oo ay ku jiraan horjoogayaal muhiim ah.

Taliska hay’adda NISA ayaa sheegay in howlgallada noocan ah ay yihiin kuwo joogto ah oo lagu bartilmaameedsanayo hoggaamiyeyaasha iyo maleeshiyaadka kooxda Al-Shabaab meel kasta oo ay ku dhuumaaleysanayaan gudaha dalka.

Taliye ku xigeenka NISA ayaa isna lagu soo waramayaa inuu ku sugan yahay aagga howlgalka si uu ula socdo waxqabadka iyo dardargelinta hawlgalada ka dhanka ah kooxda argagixisada.


Share
Tags: Shabeellaha HooseSirdoonka Qarankawararka mantawararka somalia
Previous Post

Imaaraadka oo Lagu Eedeeyay Qorshe Ka Dhan ah Madaxweyne Xasan Sheekh

Next Post

Xildhibaan Gavin Williamson oo Caalamka ugu Baaqay Aqoonsiga Somaliland

Related Posts

Mucaaradka oo isku abaabulay degmooyinka Muqdisho ka hor banaanbaxa berri

Mucaaradka oo isku abaabulay degmooyinka Muqdisho ka hor banaanbaxa berri

by Amin Cali Abdi
4 hours ago

Wararka24: Siyaasiyiinta mucaaradka Soomaaliya ayaa la sheegay inay isku kala qaybiyeen degmooyin kala duwan oo ka tirsan magaalada...

Farmaajo oo dowladda iyo hay’adaha amniga uga digay caburinta shacabka

Farmaajo oo dowladda iyo hay’adaha amniga uga digay caburinta shacabka

by Amin Cali Abdi
4 hours ago

Wararka24: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa war saxaafadeed uu soo saaray uga hadlay xarigga dhalinyaro...

Muungaab oo adkeeyay amniga caasimadda iyo hakinta hawlaha dhulka

Muungaab oo adkeeyay amniga caasimadda iyo hakinta hawlaha dhulka

by Amin Cali Abdi
4 hours ago

Wararka24: Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa shir guddoomiyay loogana hadlay...

DAAWO: Mucaaradka oo war cusub kasoo saaray banaanbaxa berri ku qabanayaan Muqdisho

DAAWO: Mucaaradka oo war cusub kasoo saaray banaanbaxa berri ku qabanayaan Muqdisho

by Amin Cali Abdi
5 hours ago

Wararka24: Siyaasiyiinta mucaaradka Soomaaliya ayaa war cusub kasoo saaray dibadbaxa ay qorsheynayaan inuu berri ka dhaco magaalada Muqdisho,...

Xasan Sheekh oo gaaray Jabuuti si uu uga qeyb galo caleemo-saarka Ismail Omar Geelle

Xasan Sheekh oo gaaray Jabuuti si uu uga qeyb galo caleemo-saarka Ismail Omar Geelle

by Amin Cali Abdi
8 hours ago

Wararka24: Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Djibouti City, halkaas...

Baarlamaanka Turkiga oo Soomaaliya u ansixiyay deeq $30 milyan ah

Baarlamaanka Turkiga oo Soomaaliya u ansixiyay deeq $30 milyan ah

by Amin Cali Abdi
9 hours ago

Wararka24: Baarlamaanka dalka Turkiga ayaa si rasmi ah u ansixiyay heshiis deeq taageero ah oo la siinayo dowladda...

Load More
Next Post
Gavin Williamson

Xildhibaan Gavin Williamson oo Caalamka ugu Baaqay Aqoonsiga Somaliland

Maraykanka

DAAWO, Maraykanka oo Soo Bandhigay Muuqaalka Duqeyn Lagu Dilay Xubno Ka Tirsan Daacish Soomaaliya

Cirro

Madaxweyne Cirro oo Safar Rasmi ah Ku Tegay Dalka Jabuuti

Recommended

Putin

Erdogan oo Putin ula Hadlay Dagaalka Israel iyo Iran

11 months ago
Sacuudiga oo u oggolaaday Mareykanka saldhig cusub oo militari

Sacuudiga oo u oggolaaday Mareykanka saldhig cusub oo militari

2 months ago
Kenya

Kenya oo Diiday Qorshahe weyn oo ay Somaliland wadatay + Sababta

12 months ago
Mareykanka

Mareykanka oo Muujiyey Walaac Ku Saabsan Madaxweyne Xasan Sheekh

12 months ago
DF Soomaaliya oo saraakiil sare u dirtay Baraawe si loo xoojiyo amniga

DF Soomaaliya oo saraakiil sare u dirtay Baraawe si loo xoojiyo amniga

2 months ago
Maxamed Cali Ameeriko

Danjire Maxamed Cali Ameeriko oo lo magacaabay xilweyn + sababta?

9 months ago
NISA

NISA oo Burburisay Buundo Istiraatiiji ah oo Al-Shabaab Dhistay + Xog cusub?

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.