• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Friday, September 11, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Bulshada

DAAWO, Gabdhaha Soomaliyed badankood qudbo siro ayaa lagu guursada, Wasiirka Haweenka Somaliya, Khadija Al Makhzumi

Amran Mahad by Amran Mahad
1 year ago
Reading Time: 2 mins read
Gabdhaha Soomaliyed
Share

Gabdhaha Soomaliyed

Wasiirka Haweenka Somaliya Khadija Al Makhzumi ayaa maanta sheegtay in Gabdhaha Soomaliyed inta badan lagu qabo qudbo-sirro, in sida laisku guursadana aysan wax dhibaato lahayn balse wasiirada ayaa sheegtay inay muhimtahay is duwaan galinta, dhamaanta dadka is guursanaya mid qudbo-siro ah iyo kuwa kale ee lawada og-yahayba Daawo

Khadija Al Makhzumi Wasiirka Haweenka Somaliyeed oo leh “Gabdhaha Soomaliyed inta badan Khudbo siro ayaa lagu guursadaa

Wasiirada ayaa sheegtay in ay muhiim tahay in dhamaan sheekh-yada dagmooyinka wax mahriya dhan lasiiyo warqad sharci ah, oo la ogayahay lagana hortago, gabdhaha uu qof walba iska mehrinaayo.

Sidookale wasiirada ayaa kudartay in laga dhigo war-qada culimada mid sanadle ah, degmo kastana laga jaro, taasna aduunka dhan ay ka jirto, dumarka soomaliyeed marki laguursado warqad lama siiyo, marki lafurana warqad lama siiyo ayey kudartay, Khadija Al Makhzumi Wasiirka Haweenka.


Share

Recommended

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

5 months ago
Cabdikariin Cali Shaah

Fannaanka Cabdikariin Cali Shaah oo xorriyaddiisa dib u helay?

12 months ago
Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

4 months ago
Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

7 months ago
Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

3 months ago
Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

1 year ago
Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.